Hoobiyaal lagu weeraray caawa magaalada Dhuusamareeb
(February 4, 2021)
Dhuusamareeb:-Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gal-Mudug ayaa sheegay in caawa magaalada lagu maqlay dhawaqa Hoobiyaal ah iyo rasaas fara badan oo ka dhacaysa duleedka magaalada g
Sh Mustafe Xaaji Ismail oo muxaadaro loogu magac daray (الابتلاء وحكمته)ka jeedinaya caawa Masjidka Rowda ee Boosaaso.[Masawiro/Video]
(February 4, 2021)
Boosaaso:-Sh.Mustafe xaaji ismaaciil oo maanta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa isla caawa uu muxaadaro cinwaankeedu yahay (الابتلاء وحكمته), muxaadarada
Beesha caalamka oo digniin u dirtay Madaxda Soomaalida ee ku shiraysa Dhuusamareeb
(February 4, 2021)
Muqdisho:-Saaxiibada Beesha Caalamku waxay soo dhoweynayaan kulanka dhexmaraya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka oo hadda ka socda magaalad
Golaha Wakiilladda Puntland Cod aqlabiyad leh ku ansixiyey Hindise-Xeereedka Diiwaan-gelinta Cod-bixiyaha (Masawiro)
(February 4, 2021)
Garoowe:-Kalfadhiga 47-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo uu shir-Guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan ku xigeenka 1aad H
Guddoomiyaha Gobolka Bari Cabdimsamad Abwaan oo ku soo dhaweeyey Boosaaao Sh Mustafe Xaaji Ismail.[Masawiro]
(February 4, 2021)
Boosaaso:-Guddoomiyaha Gobolka Bari Cabdimsamad Abwaan ayaa maanta Magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka bari waxaa uu ku soo dhoweeyay Shiikh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haruun.Soo Dhoweynta shiikha Musta