Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Amniga PL oo gaaray degmada Isku shuban.[Masawiro]
(February 10, 2021)
Boosaaso:-Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Amniga & DDR-TA Dowlada Puntland Mudane Cabdisamad Maxamed Gallan ahna Gudoomiyaha Guddiga xal u helidda shaqaaqadii ka dhacday Aagga degmada Isk
Golaha Midowga Murashaxiinta oo taageeray in Shirka Wadatashiga Qaran lagu qabto Muqdisho
(February 10, 2021)
Muqdisho:-Golaha Midowga Murashaxiinta wuxuu walaac xoog leh ka muujinayaa jahawareerka iyo hubanti la’aanta xaaladda kala guurka siyaasadeed ee dalka. Goluhu wuxuu ka walwalsan yahay in muddo xilee
Ra’isul Wasaaraha JFS oo Khudbad ka hor jeediyey Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.[Masawiro/Video]
(February 10, 2021)
Muqdisho:-Ra'isul wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanata waxaa uu Khudbada ka hor jeediyey Xidhibaanda dowladda Federaalka Soomaaliya isagoo uga waramay waxyaabihii u soo qabsoomay 100
Jubbaland oo taageertay in shirka Wadatashiga Qaran uu ka dhaco magaalada Muqdisho
(February 10, 2021)
Kismaayo:-War qoraal ah oo ka soo baxay caawa Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu taageeray in shirka wadatashi Qaran ee uu Madaxweyne Farmaajo u iclaamiyey Madaxad Federaalka iyo Madaxda dowladda goboll
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo soo dhaweeyey in shirka Wadatashiga Qaran ka dhaco magaalada Muqdisho
(February 10, 2021)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa taageray soona dhoweeyay soo jeedinta dowladda Puntland ee ah in shirka lagu baaqay 15 February uu ka dhaco magal
Xukuumadda oo fududeynaysa qabsoomidda Shirka Doorashooyinka ee Garoowe
(February 10, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyey Shirka Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka ee ku qabsoomaya 15-ka bishan magaalada Garo