Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo gaaray Nairobi
(February 20, 2021)
Nairobi:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Gudoomiye Abdi rashid Yusuf Jibril iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka tirsan Goleyaasha Dawladda ayaa gaaray magaalada Nayroobi ee caasim
Madaxweynaha Gal-Mudug oo soo gaaray Muqdisho.[Masawiro]
(February 20, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Gal-Mudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wefdi uu hoggaami nayo ayaa maanta magaalada Muqdisho. Wafdiga Madaxweynaha Gal-Mudug ayaa waxaa garoonka doyaaradaha ee Aadan Cadde k
Madaxweynaha Hirshabeelle oo hoygiisa booqday Madaxweynihii hore JFS Xassan Shiikh Mohamuud.[Masawiro]
(February 20, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa galabta hoygiisa Magaalada Muqdisho ku booqday Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Hassan Sheikh Mohamud. [ngg src="gall
Madaxweyne ku xigeenka Jubaland oo wax laga wiidiiyey dib u dhac ku yimid shirkii Muqdisho.[Dhagayso]
(February 20, 2021)
Kismaayo:-Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamed Sayid Aadam oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda BBc-da laanteeda afka Soomaaliya ayaa wax laga wiidiiyey sabab dib u dhac ku keentay shirkii wadatash
Madaxweynaha Gal-Mudug oo magacaabay taliska guud ee ciidamada Daraawiishta Galmudug.
(February 20, 2021)
Dhuusamareeb:-Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, kuna taariikhaysan 20-2-2021 ayaa lagu magacaabay taliska guud ee ciidamada Daraawiishta Dowladda Galmudu
Midowga Musharaxiinta oo sheegay in ay sii wadayaan Banaanbaxyada.[Video]
(February 20, 2021)
Muqdisho:-Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa saaka waxaa ay kulan ku yeesheen magaalada Muqdisho ee caasimada dalka waxaan ay ka wada hadlen shaqaaqadii ka dhacaday Daljirka dahsoon ee looga horistaag