Ciidanka ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Dhuusamareeb.[Masawiro]
(February 1, 2021)
Dhuusamareeb:-Ilaalada Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa galabta ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad goboleedka Galmudug, Mad
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo Beri ku soo wajahan Dhuusamareeb
(February 1, 2021)
Dhuusamareeb:-Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa ku wargeliyay Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Qoorqoor inuu maalint berri imaan doonaan Dhuusamareeb isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo, maadaama arr
Madaxweynayaasha Hirshabeele iyo Koonfur Galbeed oo gaaray Dhuusamareeb.[Masawiro]
(February 1, 2021)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Garoonka Diyaaradaha Caasimadda Galmudug ee Ugaas Nuur kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Hirshabeele Mudane Cali Guudlaawe Xusee
Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaaray Dhuusamareeb.[Masawiro]
(February 1, 2021)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta Garoonka Diyaaradaha Caasimadda Galmudug ee Ugaas Nuur kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaali
Madaxweynaha DFS oo gaaray Dhuusamareeb
(February 1, 2021)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Samareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo uu ku guddoominayo
Qaadashada Shilling Soomaaliga oo si wadajir ah loogu dhawaaqay.[Masawiro/Video]
(February 1, 2021)
Boosaaso:-Guddiga Xasilinta Suuqyada lacagta ee Puntland iyo wax ka qabashada qiima-dhaca shilling Soomaaliga ayaa soo gabagabeeyey kulamo ay la l lahaayeen Ganacsatada magaalada Boosaaso ee xarunta