Wasiirka Warfaafinta dowladda Federaalka Soomaaliya Cusmaan Dubbe oo sheegay in beri shirku furmi doono.[Video]
(February 2, 2021)
Dhuusamareeb:-Wasiirka Warfaafinta dowladda Federaalka Soomaaliya Cusmaan Dubbe hadda Shirjaraa'id ku qabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Gal-Mudug yaa waxaa uu ka hadlay shirka wadatashiga doo
Madaxweyne Farmaajo oo caawa guddoomiyey kulan ay ka maqan yihiin Jubbaland iyo Puntland.[Masawiro]
(February 2, 2021)
Samareeb:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa guddoomiyey kulan hordhac u ah shirka wadatashiga heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee ku
Sh Mustafe Xaaji Ismail oo Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho [Masawiro/Video]
(February 2, 2021)
Qardho:- Sheekh Mustafe Xaaji Ismail oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed oo socdaal dacwo ku maraya deegaanada Puntland ayaa caawa Muxaadaro qiimo badan ka jeediyey Masjidka Cumar ibnu Khadhaab ee mag
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo safar dhulka ah ku yimid Dhuusamareeb.[Masawiro/Video]
(February 2, 2021)
Dhuusamaeeb:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar dhinaca dhulka ah kusoo gaaray magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Madaxweynaha
Hoobiyeyaal lagu ganay magaalada Dhuusamareeb [Dhagayso]
(February 2, 2021)
Dhuusamareeb:-Wararka ka imanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in habeenkii xalay magaalada hoobiyeyaal lagu weeraray. Wararka horudhaca ah ayaa sheegaya in 4 qof ay ku dhaawacmeen weerarkaas s
Ciidamada PSF oo howl ka fuliyey deegaano ku teedsan Buuraha Calmadow ee Gobolka Bari.[Masawiro]
(February 2, 2021)
Boosaaso:-Ciidamada PSF Puntland ayaa waxaa ay shalay ka fuliyeen howlgal deegaano ku teedsan Buraha Calmadow ee Gobolka Bari waxaan ay qoraal ay soo saareen ay kaga hadleen gobaha ay howlgalka ka fu
Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Dhuusamareeb.[Masawiro]
(February 2, 2021)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa saaka Garoonka Diyaaradaha ee Ugaas Nuur kusoo dhaweeyay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe iyo wafdi ballaaran o