Madaxweyne Deni oo caawa Bulshada Puntland kala hadlaya marxaladaha siyaasadeed ee Soomaaliya.[Video]

February 21, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Bulshada Puntland kala hadlaya marxaladaha siyaasadeed ee hadda taagan. Kulanka oo ay ka qeybgalayaan qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa waxaa lagu qabtay xarunta PDRC ee Garoowe.

Kulanka ayaa caawa waxaa ka soo qayb galay Guddoomiyaha Ku-xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Mudane Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Goleyaasha Dowladda, Masuuliyiin hore iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa waxaa lagu qabtay xarunta PDRC ee Garoowe.


M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.