Maxkamada Darajada 1aad ee Gaalkacyo oo la soo taagay xubno ka tirsan amniyaadka Al-shabaab.[Masawiro]
(April 28, 2021)
Gaalkacyo: - Maxkamada darajada kowaad ee ciidamada qalabka sidda iyo danbiyada culus ee gobolada Mudug iyo Cayn ayaa maanta waxaa ay u fariisatey dhageysi dacwada loo heysto ilaa 9 eedeysane oo ka ti Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la yeeshay madaxweyneyaasha Gal-Mudug iyo Hirshabeelle iyo Midowga Murashaxiinta.[Masawiro/Video]
(April 28, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa kulan la yeeshay madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle iyo Midowga Murashaxiin Wareysi: Waare oo sharxaya sababta heshiiska 17-ka September uu caqabad u noqday.[Dhagayso]
(April 28, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu maalinta Sabtida ah ee soo socota hortagayo Aqalka Hoose ee Baarlamaanka si uu u weydiisto inay dib usoo celiyaan heshi Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland oo kulan la qaatay Maamulka degaanka Buurtinle
(April 28, 2021)
Burtinle:-Wasiirka Arrimaha gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyada Dawladda Puntland Hon. Mohamed A. Dhabancad ayaa Degmada Buurtinle kulan kula qaatay Maamulka degaanka & Odayaasha iyo waxgaradka. Wasiirka Warfaafinta ee Puntland oo laga waraystay shir deg deg ah oo uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo.[Dhagayso]
(April 28, 2021)
Garoowe:-Wasiirka Warfaafinta ee Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda BBC-da Afka-Soomaaliga ayaa waxaa wax laga wiidiiyey Khudbaddii uu xalay jeediyay madaxw Fiqi oo sheegay in qaar ka mid ah ciidanka Gal-Mudug loo soo qaaday Muqdisho.[Dhagayso]
(April 28, 2021)
Muqdisho:-Wasiirka Amniga ee maamul goboleedka Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa VOA-da u sheegey in dowlada Soomaaliya ay Ciidamo ku jirey aaga difaaca magaalada Dhuusamareeb ay Xamar usoo qaadey. F
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|