Raysal wasaaraha DFS oo xilka qaadis ku sameeyay laba Sarkaal oo ka tirsan NISA
(July 23, 2021)
Ra’iisal Wasaaraha JFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhoweyd xilalkii ka qaaday Agaasimihii Shaqaalaha hay’adda NISA Cabdullaahi Kullane & taliyihii Nabad Sugidda ee groonka Aadan Cadde Cabdi
Madaxweynaha Gal-Mudug oo kormeeray goobihii laga xoreeyay Kooxaha Al-shabaab.[Masawiro]
(July 22, 2021)
Camaara:-Madaxweynaha Gal-Mudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta kormeer ku tagay goobihii laga xoreeyay kooxaha argagaxisada ah ee Shabaab. Madaxweynaha ayaa safar dheer oo dhulka ah kaga ambab
Taliyaha ciidamada dhulka ee JFS oo ka waramay dagaalo u dhexeeya Al-shabaab iyo DFS iyo Gal-Mudug.[Dhagayso]
(July 22, 2021)
Gaalkacyo:-Taliyaha ciidamada dhulka ee dowladda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Maxamad Tahliil Biixi ayaa waxaa uu BBC-da uga waramay dagaal kale duwan oo ku dhexmaray Koonfurta Gobolka Mudug Ciidam
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kulan la qaatay Gudoomiyaha Golaha wakiilada iyo ku xigeenkisa.[Masawiro]
(July 22, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/laahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada kulan kula qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Mudane Cabdirashiid Yusuf Jibriil, Guddoomiye Ku-
Madaxweynaha dowladda Puntland oo si weyn logu soo dhaweeyey Garoowe [Masawiro]
(July 22, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa safar ugu maqna dalka dibadiisa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland. Madaxw
Wasiirka arimha gudaha Puntland oo Akhriyay talooyin ay soo jeediyeen Gudiga dib u-Hishisiinta Gobolka Gedo.[Video]
(July 21, 2021)
Kismaayo:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta DPL mudane Maxamed Dhabancad oo ka mid ahaa Guddiga Dib u heshiisiinta gobolka Gedo ayaa Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane M
Gudoomiyaha Gobolka Mudug “Al-shabaab ma leh qabiil iyo Ehelnimo.”[Video]
(July 20, 2021)
Gaalkacyo:-Gudoomiyaaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa saaka Salaada Ciida Shacabka Magaalada Gaalkacyo kula tukaday Garoonka kubada cagtaa ee Cawaale. Gudoomiyaaha Gobolka Mudug Mu
Madaxweyne Farmaajo oo uga Hambalyeeyay shacabka Soomaaliyed Ciida Carafo [Video]
(July 19, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka ee u dabbaal
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Hambalyada Ciida Carafo u diray Shacabka Puntland iyo Umada Soomaaliyeed.[Video]
(July 19, 2021)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa munaasabadda Ciida Carafo ugu hambalyeeyay Shacabka Puntland iyo guud a
Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ka warbixiye dagaalo ay kula jiraan Al-shabaab.[Dhagayso]
(July 19, 2021)
Camaara:-Wararka ka imaanaya Koonfurta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ay ka socdaan dagaalo u dhexeeya Ciidmaada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidmaada Gal-Mudug iyo kuwa Al-shabaab, deegaanada

« Previous PageNext Page »