Madaxweynaha JFS oo magacaabay Gudi baaritaan ku sameeyey Kiiska Ikraan Tahliil.[Video]
(September 13, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaan siinaya in baaritaan daah furan lagu sameeyo Kiiska Sarkaal Ikraan Tahliil Faarax ayaa u magac
Madaxweyne Deni oo u magacaabay gudoomiye iyo ku xigeen degmada Qardho
(September 13, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26 ee 12ka September 2021, kuna saabsan kala dirid Golaha Deegaanka Degmada Qardho iyo Magac
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo gudoomiye u magacaabay Gobolka Karkaar
(September 13, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 27 ee 12ka September 2021, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Karkaar. Madaxweyna
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo amar dul dhigay Wasaarada Maaliyada
(September 12, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxaa lagu amaray in aan wax lacag ah laga bixin lacagta Hey’adda IMF ee qoondada Dowladda F
Madaxweynaha JFS oo qaabilay wafdi heer sare ah oo ka tirsan Qaramada Midoobey.[Masawiro]
(September 12, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka tirsan Qaramada Midoobey oo ay hoggaamineysay
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Golaha wadatashiga Qaranka.[Video/Masawiro]
(September 12, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay kulan ay yeesheen madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo looga hadlay dardargelinta arrimaha doorashooyinka dalka iyo b
Madaxweynaha dowladda Puntland oo gaaray magaalada Garacad.[Masawiro]
(September 10, 2021)
Garacad:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wefti balaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray magaaladda Garacad ee gobolka Mudug. Madaxweynuhu waxa
Madaxweyne Deni oo ka qayb galay munaasabad lagu abaalmarinayo Ciidamadii iyo Masuuliyiinta Gobolka Mudug.[Masawiro/Video]
(September 10, 2021)
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka qayb galay munaasabad lagu abaalmarinayo Ciidamadii iyo Masuuliyiinta Gobolka Mudug. Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, a
Madaxweynaha Puntland oo Dalacsiiyey Ciidamadii ka shaqeeyey Nabadgelyada Gobolka Mudug
(September 10, 2021)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.25 ee september 9, 2021, kuna saabsan Daslacsiin saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka tirsan
Madaxweyne Shiikh Shariif oo dib ugu soo laabtay Muqdisho.[Video]
(September 9, 2021)
Muqdisho:-Madaxweyne shiikh shariif " Ikraan waa in ay hesha Cadaalada Dadkii masuulka ka ahaana shariciga la mariyo ,khilaafka Arintas ka dhashayna wuxuu Caqabad ku yahay Doorashooyinka " Madaxweyne

« Previous PageNext Page »