Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor oo gaaray Magaalada Muqdisho
(December 28, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa goor dhaweyd soo gaaray magaalada Muqdisho ka dib arkii Raisulwasaaraha DFS ku baaqay shir wadatshi Qaran.
Wareysi: Afhayeenka Farmaajo oo ka jawaabay eedeymihii ‘afgambi’ee RW Rooble.[Dhagayso]
(December 27, 2021)
WASHINGTON:-Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhaweyd ka jawaabay hadalkii Ra’isul Wasaare Rooble ee ahaa in madaxweynuhu sameeyay iskuday afgami, waxaana afhayeenka, ahna Agaasimaha Warfaa
Beesha Caalamka oo war ka soo saartay xaalada Soomaaliya.
(December 27, 2021)
Muqdisho:-Saaxiibada beesha caalamku* waxay iyagoo aad uga walaacsan si dhow ula socdaan xaaladda taagan iyo waxyaabaha ku soo kordhay siyaasadda. Waxaan madaxda Soomaaliya ugu baaqaynaa inay danta da
Ra’iisul wasaare Rooble oo sheegay in shaqadiisu sii wadan doono Amarna siiyey Ciidamada Dowladda.[Video]
(December 27, 2021)
Muqdisho:- Ra’iisul wasaaraha xukuummadda Federalka Soomaliya mudane Maxamed Xuseen Roob oo goordhowed xafiiskiisa kula hadlay warbaahinta qaran ayaa sheegay in Madaxweynihii hore Soomaliya Musharax
Shaqo ka joojin Wasiirka Koowaad ka dib markuu soo galay Tuhun Musuqmaasuq iyo Ku Takrifal Dhul dan Guud
(December 26, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo; Markuu arkay qodobka 87aad ee Dastuurka KGM ah ee dalka kaas oo tilmaamaya inuu yahay ilaaliyaha iyo hor
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan Aaladda Fogaan Aragga la yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka
(December 26, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku qabsoomay Aaladda Fogaan Aragga maanta la yeeshay wakiilada Beesha Caalamka kaas oo ay ka wada hadleen xaaladda dalka, da
Guddiga Doorashooyinka Heer Puntland oo shaaciyey 10-oo ka mid ah Aqalka Hoose ee Baarlamaanka
(December 26, 2021)
Garoowe:-Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee dowladda Puntland ayaa manta si rasmi ah shaacisay ilaa10 kursi oo ka mid ah 37 Kursi oo laga soo doorto deegaanada Puntland kana mid ah Xildhibaan
Ra’iisul Wasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble oo isku baddelay labo Wasiir
(December 26, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ugu magacaabay Mudane Cabdulqaadir Maxame
Jubaland oo sheegtay in ay ka qeyb galeyso Shirka wadatshiga uu Rooble Iclaamiyey
(December 26, 2021)
Kismaayo:-Dowlada Jubaland mar walba waxay diyaar u tahay dardar galinta howlaha doorashooyinka oo fursad weyn u ah shacabka Soomaaliyeed inay kaga baxaan xaaladan adag ee dalku ku jiro.Waxaa meel wa
Puntland Diyaar baan nahay Shirka uu Iclaamiyey Raisulwasaare Rooble
(December 26, 2021)
Muqdisho:-Dowladda Puntland waxay diyaar u tahay ka qaybgalka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu hogaamiyo RW Maxamed Xuseen Rooble.Dowladda Puntland waxay kaloo caddeynaysaa in ay diyaar u taha

« Previous PageNext Page »