Sh.Maxamed Sh.Cismaan oo Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Ramadaan ee Gaalkacyo.[Masawiro]

February 17, 2021 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Sh Dr Maxamed Sh.Cismaan ayaa xalay waxaa uu Muxaadaro aad uqiima badan ka jeediyay Masjidka Ramadaan ee Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Sh.Dr Maxamed Sh.Cismaan oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Kenya ayaa maalmahanna ku suganaa Magaalada Gaalkacyo,waxaan xalay muxaaradaro ku saabsan “ku Sugnaanta Diinta Xilliyada Fitinta’’ayaa la wadaagay dadweynaha ku dhaqan Magaalada Gaalkacyo.

Muxaadarada Dr Maxamed Sheekh Cismaan oo ay ka faa’ideysanayeen dadweyne aad u fara badan ayaa sheekhu waxa uu aad uga hadlayay fitanta iyo sidda ugu wanaagsan ee looga digtoonaan karo,waxa uuna kula dardaarmay bulshada inay qabsadaan Kitaabka Alle S.W Iyo Sunada Suubanaheenna Muxammed C.S.W.

Gabagabadii Muxaadarada ayaa bulshadii ku sugnayd Masjidka Ramadaan ay weydiiyeen Dr Maxamed Sh.Cismaan Su’aalo badan oo ay u baahi qabeen,wuxuuna sheekha jawaaba waafiya siiyay dadweynahii su’aalaha weydiiyay.Insha Allaah dhawaan waxaan idin soo gudbin doonaa Muxaadarada Sh.Dr Maxamed Sh.Cismaan.

Mu’assadda Al-Minhaaj
Gaalkacyo,Halgan.net

Comments are closed.

Archives
February 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online