Afhayeenka Midowga Musharaxiinta Banaabaxa Jimcaha waa dhacayaa.[Video]

February 24, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Midowga Musharaxiinta oo shir ku yeeshay saaka magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay mar kale ku celiyeen in dhici doono banaanbax ay iclaamiyeen maalinta Jimacaha ee Taariikhu tahay 26/2/2021 kana dhici doono Daljirka Dahsoon.

Afhayeenka Midowga musharaxiinta Daahir Maxamud Geelle oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa ku baaqay in dowladdu aysan horistaag ku samaynin aragtida siyaasadeed ee ka soo horjeeda haddii ay taas dhacdan ay tahay in isbaaro loo dhigtay xoriyada shaqsiga Soomaaliya waan mid aan marna aqbali doonin.

Hoos ka daawo shirka jaraa’id ee Afhayeenka Midowga musharaxiinta Daahir Maxamud Geelle.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online