Markaska Altaqwaa ee Aahus oo tacsiyaynaya dilkii xaq darrada ahaa ee loo geystay Dr.Ahmed
(December 7, 2011)
Aarhus: anagoo ku hadlayna magaca Markaska iyo Jaaliyadda Magaalo badaxda labaad ee Denmark. waxaan tacsi tiiraanyo iyo murugu leh u  diraynaa dhamaan ummada soomaaliyeed meel kaste oo ay joogaan, 

« Previous Page