Dagaal ka socda Gudaha magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan
December 31, 2011 - Written byHiiraan:-Ciidamada DFKM oo ay wehliyaan ciidamo ka tirsan dalka Ethiopiya ayaa lagu soo waramayaa iney duulaan saaka ku soo qaadeen magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ay gacanta ku hayeen ciidamada Al-shabaab .wararka laga helayo ilo madaxbanaan ayaa sheegaya in ciidamada l-Shabaab ay dib uga gurteen qeybo ka mid ah magaalada Baladwyne
Madaafiic xooggan ayaa ku dhacaysa qeybo ka mid ah magaalada waxaana magaalada ka qaxaya dadweynihii shacabka ahaa Weli lama oga qasaaraha ka dhashay dagaalka, waxaana aad u yar faahfaahinta buuxada laga helo sida ay magaalada u kala heystaan isgaarsiinta oo xun awgeed.
A/Cawale
Halgan.net

.gif)

