Afartii Muxaadaro ee uu Sh Shible ka jeediyey Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi(Dhagayso)
(September 14, 2011)
Nairobi:-Shiikh Maxamuud Shiikh Maxamed Shibli oo 4-tii habeen ee la soo dhaafay Muxaadaro uu kaga digayey ka bad badinta gaaleysiinta ka waday Masaajidka Hidaaya ayaa habeen hore soo afmeeray. &nb
Muxaadaraadkii Al-Walaa Walbaraa Shiikh.C/Naasir Xaaji Axmed uu ka jeediyey Masjidka Al-hudaa ee Laascaanood 1-6 (Dhageyso)
(September 14, 2011)
Laascaanood: Mareegta wararka Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray saaka muxaadaraadkii Sh.C/naasir Xaaji Axmed oo ka mid ah culi mada dalka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolk
Xaggee bay maraysaa Nabadayntii Colaadii ka dhacday Gaalkacyo ?
(September 14, 2011)
Gaalkacyo Sept, 13 Waxaa meel wanaagsan maraya nabadeyntii magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug oo ay u qumeeen isimada iyo culumada waxaana loo saaray gudi ka kooban ilaa 15 Isim oo si weyn l
Barakacayaal maanta banaanbax ka dhigay magaalada Muqdisho
(September 14, 2011)
Muqdisho, Sept, 13 - Waxaa maanta  banaanbax ka dhigay magaalada Muqdisho qoysas barakacayaal ah oo tiradooda lagu qiyaasay ilaa 700 oo qoys , dadkaan bara kacayaasha ah ee ka soo hayaamay gobollada
Ciidanka Booliska Boosaaso oo qabtay nin dilay Garsoore
(September 14, 2011)
Boosaaso:-Waxaa maanta lagu dilay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka bari garsoore ka mid ahaa Garsoorayaasha Maxkamada Rafcaanka ee gobolka iyadoo dil kaasnka uu geystay nin ku hubaysan Bistoolad
Wafdi ka socda Qaramada midoobay oo gaaray Gaalkacyo
(September 14, 2011)
Gaalkacyo:-Waxaa shalay soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarun ta Gobolka Mudug  u qaabilsanaha QM arrimaha bini’adantimada dalka Soomaaliya Mark Bowden  iyo wafdi ka tirsan Un-ka, Wafdiga oo uu
Al-Qaacida oo u dabaaldegtay Weerardii 11 September iyo Sh Dr Ayman oo ka hadlay
(September 13, 2011)
Kabul:-Urur weynaha Al-Qacida ayaa sidii caadiga u ahayd waxay u dabaaldegeen weerardii ay ku qaaciyeen dalka Mareykanka kaas oo dhulka dhigay dhaqaalihii dal kaas waxaan weerardaas ku dhintay sida ay
Dagaal saaka ka dhacay degmada Dhuusamareeb ee Gobolka Gal-Gaduud
(September 13, 2011)
Dhuusamareeb: Dagaal xooggan oo u dhexeeya Al-shabaab iyo Ahlusunaha uu ku dhexmaray duleedka  degmada Dhuusa-mreeb ee Gobolka Gal-Gaduud, dagaalka ayaa qarxay ka dib markii ciidamo ka tirsan ururka
Barakacayaal ka soo jeeda Bay iyo Bakool oo dibadbaxa ka dhigay Boosaaso iyo Garoowe
(September 13, 2011)
Garoowe:-Banaanbax balaaran oo ay ka soo qayb galeen dadweyne fara badan ayaa saaka waxaa uu ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta Puntlland , banaanbaxaan ayaa waxaa  soo abaabulay  masuuli yiinta
Shir Muhiim ah: Sidee loo horumarin karaa Cayaaraha Soomaaliya? Iyo Doorka Qurbajoogta Soomaaliyeed ee Sportiga
(September 13, 2011)
London:-Gudiga Olympiga Soomaaliya ayaa soo qaban qaabiyay shir aad u muhim u ah , shirku wuxuu dhacay  taariikhdu markay ahayd 11 September 2011, wuxuu ka dhacay magaalada  London, UK . Shir weyna

« Previous PageNext Page »