3 qof oo meyd ah oo laga hellay duleedka degmada Afmadow ee Gobolka jubbada hoose

December 18, 2011 - Written by

Axad, December 18, 2011 Ilaa 3 qof oo meyd ah oo qoorta laga gooyey ayaa waxaa saaka laga hellay inta u dhexeysa degmada Afmadow iyo Qooqaani ee Gobolka jubbada hoose, iyadoo degaanadaas ay maalmihii la soo dhaafay ay ka dhacayeen dagaalo xooggan oo u dhexeeya ciidanka Raas kaambooni ,kuwa DFKM oo gacan ka helay ciidanka dalka Kenya iyo ciidanka ururka Al.shabaab.

Ilaa hadda lama yaqaan sababaha loo dilay  3.daan qof waxaan dadku degaanku ay sheegeen in dadkaan ay ka soo qaadeeen duleedka degmada Afmadow oo ay ka arrimiyeen ururka Al-shabaab, ilaa hadda ma jiro masuul ka tirsan ururka Al-shabaab oo ka hadlay 3-daan qof ee sidda xun loo dilay.

Ma ah markii ugu horeysay oo dad qoorta laga gooyey laga hello gobolka Jubadda hoose iyo Koonfurta dalka Soomaaliya iyadoo arrin kaan ay ku noqotay arrin fajiciso ah oo ka yaabisay dadka Soomaaliyeed ee Muslinka ah oo ay arrimaha noocaan ah ay ku cusub yihiin.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online