Ciidanka Al-Shabaab oo xalay gudaha u galay Degmada Buurgaabo

December 28, 2011 - Written by

Kismaayo:-Ciidamo ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa xalay dagaal culus ku qaaday Degmada  Buurgaabo oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Raaskambooni iyo kuwa dowlada Kenya waxaan halkaas ka dhacay dagaal culus oo socday in ku dhow 2 saac ah.

Ciidamada Al-Shabaab ayaa waxaa u suurto gashay in ay  gudaha u galaan Degmada  Buurgaabo oo ay in mudo ah kala wareegaan ciidamadii ku suganaa halkaaas.

Wariyaha Halgan.net ee magaalada Kismaayo oo xiriir kala duwan la sameeyey goobjoogyaal ku sugan Degmada  Buurgaabo ayaa waxay u xaqiijiyeen in xalay dagaal culus uu ka dhacay gudaha magaalada dagaalkana uu sababay khaasaro leh dhimasho iyo dhaawac.

Cabdi Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,852 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>