Ciidamo ka tirsan Booliska DFKM oo galabta xiray xaruntii golaha baarlamaanka DFKM

December 27, 2011 - Written by

Muqdisho:-Ciidamo ka tirsan Booliska DFKM ayaa galabta albaabada iskugu dhuftay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ka dib markii uu amarka lagu xirayo uu bixiyey wasiirka arimaha gudaha ee DFKM C/samad Macalin Maxamuud

Ciidamada Booliska ee DFKM ayaa xiray dhamaan xafiisyada golaha baarlamaanka DFKM iyaga oo badalay dhamaan furayaashii waxay amar ku siiyeen xildhibaanada in aysan iman karin xarunta golaha shacabka ilaa amar danbe.

Taliyaha ciidanka Booliska DFKM ayaa warbixin dheer u qoray wasiirka arimaha gudaha isaga oo ka warbixinaya shaqaaqadii ka dhacday golaha shacabka iyo cidii ka masuulka ahayd.

Hoos ka akhriso warqadii uu taliyaha Booliska u qoraya wasiirka arimaha gudaha ee DFKM C/samad Macalin Maxamuud .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,306 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>