Daawo dagaal ka dhex socda xuutiyiinta iyo ardayda Markkazka Daarul Xadiis
December 2, 2011 - Written byYemen:-Warbaahinta ka howlgasha dalka Yemen ayaa ilaa shalay iyo maanta waxay sii deynayeen muuqaalo muujinaya iska horimaad ka dhexsocda ardayda Markazka Daarul Xadiis ee Damaaj oo ah Markazkii ugu weynaa Salafiyiinta iyo xuutiyiinta oo weerar joogta ah ku hayaan Markazka Damaaj.
Hoos ka eeg Iska horimaad ka dhex socda xuutiyiinta iyo ardayda Markazka Damaaj ee magaalada Sacda 26-11-2011
Xigassho Hournews.net
Yemen

.gif)

