Golaha Imaamyada ee Waqooyiga Mareykanka oo ka tacsiyeynaya geerida Sh.Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan

December 5, 2011 - Written by

Minisota:-Golaha Imaamyada waqooyiga Mareykanka ayaa isagoo ka tiirsanyeysan waxa uu tacsi u dirayaa ehelada iyo umadda Soomaaliyeed geeridii Naxdinta laheyd ee ku timid Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan. Golaha Imaamyada waqooyiga Mareykanka  waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan eheladii iyo asaxaabtii uu ka baxay Sheikh Axmed Xaaji C/raxmaan,waxayna Sheikha ilaahay uga baryayaan inuu janadisa Firdowso ka waraabiyo, dhamaan intiii uu ka tagay oo ay ka midka yihiinna uu samir iyo Imaan ka siiyo.

“Inaa Lilaahi waa inaa Ileyhi Raajicuun, waa arin naxdin leh, dhamaan waa la dhimanayaa Sheikha gacan ka xaq daran baa dishaye Illaahay ha u naxariisto” ayuu yiri guddoomiye ku xigeenka golaha Sheikh Abul Fadli oo isagoo aad uga tiiraanyeysan la hadlayey wariyaha halgan.net  ee Kenya.

Saaka ayey aheyd markii dabley hubeysan ay magaalada Boosaaso ku dileen Sheikh Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan oo ka mid ahaa Culimada Soomaaliyeed ee kheyrka lagu bartay.

Halgan.net
Nairobi

Leave a comment

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online