Khudbadii Jimce ee Masjidka Abubakar ee Minneapolis oo looga hadlay dilkii Sh Dr. Axmed Xaaji.(Dhagayso)

December 10, 2011 - Written by

Sidii horay loogu balamay Golaha imaamyada iyo Masaajida dacwada salafka u nasab sheegta ayaa khudbadu waxay ku saabsanayd maanta Dilkii Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan loogu gaystay Boosaaso iyo sida ummada Soomaaliyeed u wayday Caalim wayn oo culimadeeda ka mid ah. Sh. c/raxmaan ayaa aad uga hadlay Taariikhda Dr. Axmed iyo qiimihiisii, sidoo kale Sheikha ayaa ka hadlay dowrkii uu Dr. Axmed kasoo qaatay dacwada Soomaaliya markii uu yaraa iyo markii uu waxbarashada soo dhamaystay.

Sidoo kale Sheikh Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay in aysan Culimmadu xaqa sheegidiisa marna uga waabanayn dhib loo gaysto, sidoo kale Sheikha ayaa ka hadlay is afqabasha, xariga iyo dilku waa dariiqa Daaquudyada, waana dariiq fashil ah, ayuu yiri sheikh C/raxmaan. sheikha ayaa ka hadlay arimo badan fadlan uga bogo inaad dhagaysatid khudbada.

Xarunta Abubakar ee Minneapolis ayaa waxaa maanta ka bilowday Dowro muxaadaraad ah oo loogu magac daray “Saamaynta Dhimashadu Culimadu Ummada ku leedahay” waxaa jeediyey muxaadaradii ugu horaysay oo ah Cinwaanka Nadwada Shiikh. Abdirahman Sh. Cumar, Sidoo kale Sh. Ahmed Nuur oo ah Imaamka Masaajidka Abuubakar ee Seatle Washington ayaa jeediyey “Isaga digida banaysiga dhiiga muslimiinta” Muxaadarooyinkaas iyo kuwa maalmaha soo socda bixi doona insha allaah waan soo galin doonaa xili aan fogay.

Hoos ka Dhagayso Khudbadii Jimce ee Masjidka Abubakar ee Minneapolis
[audio:http://abuubakar.org/codmp3/Sh_abdirahman_oo_khudbo_ugahadlay_dilkii_Dr_Axmed_Xaaji.mp3]

Hassan Jama (Hassan Dhooye)
Executive Director
Abubakar As-Saddique Islamic (AAIC)
2824 13th Ave South
Minneapolis, MN 55407
612-871-8600 Ext:3
Cell: 612-636-5338
Fax: 612-436-0259
Email:aaic@abuubakar.org <aaic@abuubakar.org>

 
abubakarcenter@gmail.com

Leave a comment

*

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online