Kitaabkii Laamiyatu ibnul wardi Shiikh Cabdi Qani Qardhaawi.(Dhagayso)
December 3, 2011 - Written byColumbas:-Waxaa akhristayaaasha Halgan.net u soo gudbinayaan kitaabka magaciisu yahay (laamiyatu ibnul wardi, ama Qasiidatu ibnu wardi ama Nasiixatul ikhwaan) waxaa kitaabkaan lagu akhriyey dawradii cilimiga ahayd ee lagu qabtay Masaajid ka Abu hurayra e magaalada Columbas ee gobolka Ohio, Waxaa kitabka alifay Shiikh. Zaynu diin Abi Xafso Cumar ibnu mudafar ash-shaafici, kitaabkani waa kitaab ka mid ah kitaabada adabka islaamiga ah. (suuganta). wuxuu u qoran yahay si gabay ah baxarkuu ku qoran yahay waa baxru ramli.
Kitaabkaan ayaa waxaa dowrada ka akhriyey Shiikh Cabdi Qani Qardhaawi oo ka mid ahaa culimadii ka qayb gashay mutamarka, kitaabka oo ah 2 darsi ka faa.iidaysi wacan
Hoos ka dhagayso darsiga koowaad
[audio:http://www.qardhaawi.com/audio/Lamiyatuibnuwardi/LamiyatuIbnulWardi1.mp3]
Hoos ka dhagayso darsiga Labaad.
[audio:http://www.qardhaawi.com/audio/Lamiyatuibnuwardi/LamiyatuIbnulWardi2.mp3]
Halgan.net