Kudbadii jimcaha ee masjidka imaam shaafici magaalada Minneapolis oo looga hadlay dilkii Sh Dr Axmed Xaaji.(Dhagayso)
December 10, 2011 - Written byMinneapolis:-Kudbadii jimcaha ee masaajidka imaam shaafici magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa waxaa lagu soo qaatay mawduuc ku saabsan fadliga culumadu ay leeyihiin iyo meesha ilaahay uu gaarsiiyey, waxaa kale oo looga hadlay caalimkii lagu dilay magaalada boosaase Sh. Dr. Axmed xaaji Cabdiraxman ilaahay ha u naxariistee, waxay khudbadu baraarujisay in dilka nafta qofka muslimka ahi ay xaaraan tahay, iyo maalinta qiyaamaha waxa u dambeeya qofkii dila qof muslim ah
Hoos ka dhagayso Khudbada masaajidka imaam shaafici magaalada Minneapolis oo af soomaliga ah.
[audio:http://www.qardhaawi.com/audio/muxaadaro/qardhaawi/khudboGeeridaCulumada.mp3]Masjidka Imaami Shaafic
Halgan.net, Minneapolis
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
3 Comments so far
Leave a comment
as wr wb jazaakallaahu khayran wajazaa alle haku xifdiyo
Salaamu calaykum
Sh Qardhaawi Jazakalaahu khayrtan kuwa culumada u soo dhigatay ee caaya waxay nala joogaan Minisota ee ka hadal sh Qardhaawi alle aan ka cabsano
shiikh cabdiqani qardhaawi kheeyr badan alaah haku siiyo khudbada qiimaha leh diktoorkana alaah haw naxariisto umada islaamkana haka samirkiiyo kuwii dilayna alaah haka soo qabto umada soomalida.
ilaahoow ka aargooso kuwii dilay shiikh axmed ilaahoow baa bi’i oo halag dadka culimada laaya