Kudbadii jimcaha ee masjidka imaam shaafici magaalada Minneapolis oo looga hadlay dilkii Sh Dr Axmed Xaaji.(Dhagayso)

December 10, 2011 - Written by

Minneapolis:-Kudbadii jimcaha ee masaajidka imaam shaafici magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa waxaa lagu soo qaatay mawduuc ku saabsan fadliga culumadu ay leeyihiin iyo meesha ilaahay uu gaarsiiyey, waxaa kale oo looga hadlay caalimkii lagu dilay magaalada boosaase  Sh. Dr. Axmed xaaji Cabdiraxman ilaahay ha u naxariistee, waxay khudbadu baraarujisay in dilka nafta qofka muslimka ahi ay xaaraan  tahay, iyo maalinta qiyaamaha waxa u dambeeya qofkii dila qof muslim ah

Hoos ka dhagayso Khudbada masaajidka imaam shaafici magaalada Minneapolis oo af soomaliga ah.

[audio:http://www.qardhaawi.com/audio/muxaadaro/qardhaawi/khudboGeeridaCulumada.mp3]

Masjidka Imaami Shaafic
Halgan.net, Minneapolis

Leave a comment

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online