Maamulka, Macaliminta iyo Shaqaalaha Jaamacada Bariga Somalia oo tacsi u diraya Eheladii Dr Ahmed

December 8, 2011 - Written by

Qardho:-Maamulka, Macaliminta iyo Shaqaalaha Jaamacada Bariga Somalia Waxay halkan tacsi ugu dirayaan Umada Somaliyeed iyo Culimada Somaliyeed iyo ehela iyo qaraabadii uu ka tagay Dr Axmed Xaaji C/raxman.

Waxaana ilaahay uga baryaynaa inuu Janatul firdawsa ka waraabiyo, Umada Somaliyeedna uu waafajiyo sabarka. Dr Axmed runtii wuxuu ahaa Aabaha Jaamacaadka Ka furan puntland oo dhan. Wuxuu Ahaa mid jecel inay Jaamacaduhu wada shaqeeyaan oo ay iskaashadaan. waxaana aannu uga warbixinnay Jamacada Bariga Somaliya (Qardho) iyo say waxbarashadu uga socoto Galabkii jimcihii dhawaa, asagoo ku farxay talooyin badanna uu noo soo jeediyay.
Ilahay waxan ka baryaynaa inuu soo qabto Gacankudhiiglayaasha.

Qardho
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online