Makaanad suna cinda Salaf Shiikh C/qaadir Boobe (Dhagayso)

December 12, 2011 - Written by

Nairobi:-Shiikh C/qaadir Boobe oo ka mid ah culumada iyo ducaada ku sugan magaalada Nairobi ayaa muxaadaro qiimo leh ka jeedshay xalay qolka Somali Islamic Taqwa Network waxaana uu si qiimo leh uga hadlay makaanada ama booska ay sunada nabiga ka joogtay salafka agtiisa.Sheekh C/qaadir Boobe ayaa soo taxay adilooyin badan kuwaa oo si cad u amaanay ku dhagida sunada iyo raacida salafka saalix.

 

Hoos ka Dhagayso muxaadaradii Makaanad suna cinda SalafShiikh C/Qaadir Boobe

[audio:http://www.masjidshaafici.com/audio/Boosaaso/ShBoobe.mp3].

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online