Markaz bilal ee Aahus (Denmark) oo Tacsi u diraya eheladii, Qaraabadii Dr Ahmed Xaji

December 5, 2011 - Written by

Markaz bilal: Ducaada, Ardayda, walaalidiinta iyo Odayaasha  markaz bilal ee magaalada Aarhus Danmark waxaan halkaan Tacsi tiiraanyo leh uga direynaa eheladii, qaraabadii, asxaabtii,  iyo dhaman umada somaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timid allaha unaxariistee Dr.Shiikh Axmed Xaaji Cabdiraxmaan waxaana leenahay Allah samir iyo iimaan ha idinkasiiyo, badal kheyr qabana ha idin kugu badalo. sheekha wuxuu ka tagay umada somaaliyeed meelkasta ay joogto.

Gacmo dhiiglayaashii falkan foosha xun ka danbeeyey, Ilaahey Subxaanahu Watacaalaa ciqaabkiisa haku soo dadajiyo hana kashifo, Aakhiro iyo aduunba Aamiin Yaa Allah.

Aarhus
Denmark

Leave a comment

*

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online