Masjid Ibnu thaymeen, Leicester, UK Tacsí diraya إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
December 5, 2011 - Written by
Masjidka Ibnuthaymeen ee magaalada Leicester waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa eheladii iyo dhamaan ummada Soomaaliyeed meel ay joogaanba geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Allaha u naxariistee Sheikh Dr.Axmed Xaaji Cabdiraxman oo saaka salaadii subax ka dib ay koox hubeysan ku dishay magaalada Bosaaso. Alle subxaana Watacaalaa waxaan uga baryeynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo, eheladiisa iyo ummada Soomaali yeedna Alle samir iyo iimaan ka siiyo. Gacantaa ka xaqdaran ee disheyna Ilaahey Subxaanahu Watacaalaa ciqaabkiisa haku soo dadajiyo hana kashifo, aamiin.
Maamulka Masjid Ibnuthaymeen

.gif)

