Muxaadaradii 3aad ee Sh.Maxamuud Shible ee Al-walaa walbaraa (Dhageyso)
December 29, 2011 - Written byCap-town:-Waxaa u mahad celineynaa dhamaan walaalihii nagu baraarujiyey in aysan dhaqeynay muxaadarada 3aad ee alwalaa walbaraa Sheekh Maxamuud Shible alaha dhowree uu ka jeediyey nadwadii ka soctay wadanka South afrika waxaana leenahay alaha barakeeyo dhamaan walaalaha noo soo diray Emailda.
Hoos Ka Dhageyso Muxaadaradii 3aad ee Sh Maxamuud Shible.
[audio:http: masjidshaafici.com/audio/nadwoSouthAfrica/alwala3.mp3]
Halgan.net
South Afrika
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
11 Comments so far
Leave a comment
Walalayal sln kadib ALLE ba idinka abaal marin dona wixi kher ah, shekhana ALLE haxafido
Wixi khayr iyo wanag ey la yimaden alle haka abal mariyo
walaal aniga muxaadarada waa ii bixi wayday cillad ayaa jirta ayaan isleehay mar kasta bilowga hore markaan marayo ayay iga go,aysaa fadlan bal eega oo si fiican uclean gareeya
Muxaadaradii waa ii baxday, ciladdii waad ka saateen, jazakumullahu khayr.
ilaahay ajar ha kaa siiyo muxaadarada qimaha bada oo aad u kala dhigdhigtay culimadana sidaas ayaa lagu yaqaana
waxaad kaloo ka dhagaysan kartaa youtube ka http://www.youtube.com/watch?v=BxP4TwkGnHs&feature=endscreen&NR=1
Halgan khayr badan ilaahay ha siiyo.
Salaamu Calaykum
way shaqeyneysaa Ikhwaanii Muxaadarada 3aad ee Sh Maxamuud Shible Xafidahulaah .
http://masjidshaafici.com/audio/nadwoSouthAfrica/alwala3.mp3
walaalayaal aniga ima darmeyso dilad ayaa jirto ee maxaa suu biyaaa
waa xagoooda ciladu https://halgan.net/2011/12/29/muxaadaradii-3aad-ee-sheekh-maxamuud-shible-ee-alwalaa-walbaraa-dhageyso/
muxaadaradaan 3aad, aniga ii bixi meyso.
Cilad baa jirta.
Jazaakumullahu khayran halgan