Nasiixa Guud Sh.Dr.C/risaaq Maxamuud Takar.(Dhageyso)

December 6, 2011 - Written by

London:-Sh.Dr.C/risaaq Takar ayaa nasiixa guud u jeedshay iyo tacsi dhamaan umada Soomaaliyeed waxaana uu ugu baaqay ehelada iyo dhamaan culumada Soomaaliyeed in ay sabraan oo ay alle ka baqaan  dulqaadkana la badiyo. Shiikh C/risaaq Maxamuud Takar ayaa umada uga digay fitanta in ay iska jiraan iyo dhiiga muslinka Sheekha ayaa sheegay in dalka uu soo maray maraaxil kala duwan tan maantana ay u daran tahay wuxuuna ka digay dhiiga muslinka ee sida sahlan loo daadinayo .

Hoos Ka Dhageyso Kalimada Halgan.net  Sheekh Dr.C/risaaq Maxamuud Takar
[audio:http://www.halgan.net/Mp3/Abdirisaaq.mp3]

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online