Ra’iisul wasaaraha DFKM Dr.Cabdiweli Gaas oo beri laga sugayo magaalada Boosaaso

December 26, 2011 - Written by

Boosaaso:-Ra’iisul wasaaraha DFKM Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hoggaami nayo ayaa maalinta beri ah la filayaa in uu gaaro magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, wafdiga Ra.iisul wasaaraha ayaa ka dib dhacay safar shaqo oo uu maanta ku tegi lahaa magaalada Boosaaso walow maanta subixii hore ay wariyaash uu soo gaaray warka safarka Ra.iisul wasaaraha DFKM uu ku tegi lahaa Boosaaso.

Akhristayaasha Halgan.net ayaan ka raali gelinayaan war si khaldan u soo galay webka iyadoo safarka Ra.iisul wasaaraha uu si lama filaan ah u baaqday.

M_M_Deeq
Halgan.net

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,304 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>