Sacuudiga:Meydad Soomaali ah oo la Helay (dhageyso)

December 30, 2011 - Written by

Mecca:-Meydadka ilaa iyo 40 qof oo tahriibayaal ahaa oo  lagu sheegay Soomoali ayaa ku jira qaboojiyeyaal ku yaala koonfurta Dalka Sacuudiga. Dadkaasi ayaa mudooyin kala duwan ay toogteen ciidamada ilaalada xuduudaha ee dalka Sacuudiga xilli ay ka soo talaaba yeen dhinaca dalka Yemen. Dhawaan ayaa booliska koonfurta Sacuudiga ay la xiriireen jaaliyadda Somalida ee halkaasi ku nool waxeyna u sheegeen in  shan qof oo ka mid ah meydadka ay hayaan ay ka heleen Aqoonsi rasmi ah oo ah kaararka Qaxootinimada ee ay bixiso Hay’adda UNHCR.

Wareysi aarintaasi ku saabsan oo aan la yeelanay Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida Koonfurta Sacuudiga Cali Jeyte Geesey halkan hoose ka dhageyso.

VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,452 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>