Sh Maxamed Cabdi Umal oo muxaadaro ka jeedin doona caawa qolka Al-Taqwa Islamic Network

December 8, 2011 - Written by

Waxaa caawa ka baxaysa Muxaadaro live ah qolka Al-Taqwa Islamic Network ee aalada Paktalka  muxaadaradaa waxaa jeedin doona Fadiilah Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana Cinwaanka muxaadarada uu yahay (Xasan Maxamuud Takar Oo Jawaabtii Ka leexday Been Abuurkiina Ku Noqday)

Waxaa kale oo Muxaadarada Sheekh Maxamed Cabdi Umal aad si live ah ugala socon kartaa  Call farnciyada 114 batlocka idaacadaha al xikmah iyo Radio Halgan   Wixii Sual Ah Ee Aad Qabto KuDirso Xuseen Sh Cali (AlXanaafi) Jifo10@hotmail.com 
Wakhtiga Muxaadarada waa 9:00 Wakhita Makkah

Maamulka Al-Taqwa Islamic Network
Halgan.net

3 Comments so far

Leave a comment

  1. allaahuma maxfad sheekhunaa maxamed cabdi umal cimrigiisana cibaado haku dheereeyo
    aaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiin

  2. anigoo ah abdikarim sheikh ahmed waxaan doonaa in aan kaqeebgalo muxaadarada ee halaiga caawiyo sidii aan udhageesto jasaakumulaahu qeyran

Leave a comment

*