Sh.Umal oo Muxaadaro uga hadlay been abuurka oo shaqo laga dhigto si loo xalaalshado dhiiga muslimiinta.(Dhagayso)

December 4, 2011 - Written by

Nairobi:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa muxaadaro u jeediyey boqolaal Soomaali ah oo kala socday Qolka Islamic Al-taqwaa Center ,Teleconverceyada isagoo ku sugan Masjidka weyn ee Abuubakar ee magaalada Nairobi  , muxaadarada ayaa sheekha waxaa uu cinwaan úga dhiga been abuurka la rabo in lagu xalaaleysto dhiiga Muslinka gaar ahaan culimada dalka Soomaaliya , Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uu kag hadlay hadal uu Sheekh Xassan Maxamuud Takar ka jeedi yey magaalada Baydhabo hadalkaas oo uu wadaadku ku weeraray culimo kale duwan oo uu ka mid yahay Shiikh Umal oo uu sheegay in kulan uu ka qayb galay uu baneeyey in ciidanka dalka Kenya ay gali karaan Soomaaliya arrinkaas iyo arrimo kale oo uu ka hadlay wadaadka Xassan Takar ayaa waxaa uu Sheekh Umal ku tilmaamay in hadalkaas uu yahay mid been abuur ah oo Alle aan looqa baqin lana dhowrin amaanadii cilmiga.

Hoos ka Dhagayso Muxaadaradii Sh.Umal uga hadlay in la xalaashado beenta si dhiiga muslinka loo banaysto

[audio:https://www.halgan.net/Mp3/beenabuur1.mp3]

C/casiis Maxamed
Halgan.net Nairobi

32 Comments so far

Leave a comment

  1. ACWRWB,

    Shiikh Moxammed Cabdi Umal Ilaaha wayni haydinka xafido shar oo dhan.
    Sidaad u diri waxaad tahay Caalim aannu ku diirsanno, waana dhegaystay hadalkaagii ku aadanaa soo galitaanka Keenya iyo Itoobiya ee Soomaaliya umana baahnin in nalooka jawaabo.

    Maanta oo aan hadalkaaga dhegaysanayo waxaa ka horaysay in la dilay Shiikh Axmed Xaaji Cabdiraxmaan, Allaah haw naxariisto. Dadka ama Shiikh Axmed dilay ama idinka doonaya inay idin laayaan ama idinku been abuurtaan waxay doonayaan in shacabka indhaha laga rido, Allaah baa nagaga filan xasbunallaahu wa nicman wakiil.

    Allaah ha naga qabto cid kasta oo muslimiinta dhib ku haya.

  2. allow aysan umada fidneyn,waa yaab culamadii hadey baxsan waayen ma guryahaa laysku xiraa,allaah fidnadan hanaga bad baadsho oo qalbigeena cabsi adane ha galin oo ku diinta alle caabuda. cabsi la`aan

  3. ASC WR WB
    sheikh Umul mar hore ayaa laga rabay inuu sidaan u hadlo waxaase nasiibdaro ah in hada maki asiga lsoo abaaray uu si aan sarbeeb lahayn oo toos ah uu uga hadlo nimankaan Alshabaab ah dhibaatada ay umada ku hayaan. Dad badan ayaa labaneystay oo ladilay kamana uusan hadlin sidan oo kale asiga iyo culimo kale,marka laga reebo tii qaraxa o ay la nqotay inuusan tan ka aamusi karin,laakin waxyaabo badan ayyusan ka hadlin. marka asiga iyo culimada kale ee soomaliyeed runta haka hadleen oo hada tooda haka fikiraan markooda ayey taagantahay, umadi kale horey ayaa loobaneystay oo la laaley.

  4. Sheeq Umul waxa uu ka digaayey waxa ay ka dheceen
    Boosaaso oo lagu dilay Daacigii ugu Horeeyey
    hadaanan laga hortagin Culumo kale ayaa Dhib loo gaysanaa.

  5. Asalaamu calykum waraxmatu laahi wabarakaatu
    sheekh maxamad umal waxaan kuleyahay jasaakumulaakhayran waxaankuleeyahay allaha kuxafido.

  6. ASC WR WB
    Sheikh umal ilahay haku xifdiyo ilahay dartiis ku jecel nahay cid walboo culimada aflagaadeysane ilahay baa aakhiro la xisaabtami doona.

  7. aswrwb.walaayaaloow sheekadaan intii layska daayo halays difaaco oo culimada aan difaacno kana ilaalino cadawgaaan dhiiga muslinka xalaalaysanaya ciday doonaan ha ahaadeene,waxaan ka codsanaynaa dadka dhalinyarada ah ee ku nool dalka soomaliya inay culimadoda ilaashadaan kana difaacaan dadkaan madaxa duubanaya,oo u eg kuwii dilay cismaan binu cafaan waa dad ku caanbaxay dilka culimada iyo xad gudubka. nin walboow masaajidkaad ku tukato culimadiisa isu hubee adoo alle ajar kaga dalbaya.

  8. Culimada hawshoodu waa inay xaqa cadeeyaan…!
    su’aalo badan oo waqtigaan taagan oo dullaabu cilmiga iyo dadweynuhuba is weydiinayaan waxaa ka mida:-

    1. markii maxaakimtu xamar qabsadeen waxaa meeshaas kasoo muuqday dowlad islaamiya oo shareecada hirgalindoonta, xulufadii sheydaanka oo maraykan u weyn yahay arantaasi waa u cutami wayday, waayagii itoobiya kusoo hogaamiyay si ay u baabi’iso intayan xididaysan, waatii itoobiya lala jihaaday culimadoo idilna fatwoodeen in jihaadku waajib yahay lagana qaybqaato. markii itobiya ku jabtay jihaadkii xulafadii sheydaanku waxay hindiseen in shaarka la badasho oo itoobiya badalkeeda amisom lakeeno hadafka amisom loo keenay waa islakii itobiya loo keenay.
    marka dullaabu cilmi hadaanahay waxaan culimada weydiinay fatwadii hore ee aad jihaadka ku xalaaleyseen maxaa isbadalka kukeenay hadii waaqicii aan waxba iska badalin oo xulafa sheydaanku shaarka uun badasheen..????

    2. fatwadii hore eed jihaadka ku fasaxdeen markay soo baxday waxaa laladagaalamayay gaalo+kuwo muslim sheeganaya waxaad tiraahdeen hala wadalaayo waa isku mide. hada xaalku wali waa sidiisii gaalo+kuwo muslim sheeganaya oo dowladii islaamka ee waagii hore lahoristaagay wali hortaagan, waxaad tiraahdeen muslimka yaan dhiigooda la xalaashanin. marka maxaa muslimkii gaaladii hore lasoday dhiigooda xalaaleyay kuwa hada lasocdana xaaraanta ka dhigay…???

    Please ka horwareega su’aalahan culimadu hanoo jawaabeene…? waa nimankiina webka..!!!

    • ku socoto ibu xasaan nn ka la ba xay

      ibu xasaan waxaad meesha ku haysaaa sheeko baraleeeey, suaala aad dadka waydiisayna waaa s uaalo aakhiraad iyo jahligiii stone era , caamada masaakiinta ah ayaana lagu siraan culimada somaliyeed iyo kuwa ictisaam dhamaantooda go’aanada ay qaateeen wagii hore waxuu ah wax waaqica raacasn hadana waa mid waaqici ah jihaadka aad xiligaan noo sheegayso walaalooow ma waxaa weeeye :

      1. in sheekh dr. a xmed cabdraxman dishaan oo aad madxa ka toogataan

      2.in aad dishaan prf.cadow iyo axmaed cabdulahi

      3. inaad dishaan 100 arday oo jaamacado noo aadi lahaa o dalka iyo dadka anfici lahaa

      4. inaad dishaan dhamaan geesiyaashii iyo hogaamiyaashi cadowga ethipia dalka ka xoreeyay sida barre,cabudlalahi ciise, maxmed tahliil, qataatoow,daalibaan, cagawayne,kaariye,shariif sheekh cali geedi baladwane ,shekeh adan maclin walaal intaas iyo in kabadan ayaad ku jihaadeen

      marka ujeedkiina wa in dhiiga muslimka ah la idin xalaaleeeiyo baad donaysaaan si aad u dishaan

      1.sheekh umal
      2.shekeh bashiir
      3.sheekh shibli
      4.shekh caliwarsame
      iyo in kale war heedheh waxaaan aad dadka wayndiinayso waa suaalo jahliga ah ee waxaa haboonayd inaad culimo isku sheega jaahiliinta ah aa waydiiso siad takar fauaal shangale ina gode iyo abu mansuur juhladaas ayahaboon inaad sualaaha waydiiso ee mahan inaad dad allaah uu doortay o cilmi iyo alla kacabsi iyo caqli uu siiayay inaad waxaano kale soo waydiiso

      allahaa ku soo hanuuuniyo waxaad tahay jaaahil wareeersan waxaadna la mid tahay dadka dilay sheekh axmed cabdiraxman duf ha kubaxaaane ……………………

  9. Khayr allaha ku siiyo Sheekhul faadil Sheekh Umal. Si hufan oo cilmiyaysan ayaad u radisay ninkaa. Waa yaabe hadii jano lagu galayo is qarxin Xassan Takar iyo kuwa la midka ahi may is qarxiyaan?

  10. acw wxwr, mansha allah sh ilaahay hakaxifdiyo balaayadaaa aduunka kasocotaa. akhiranayaa janadii hakawaraabi hana u dhoowro cilmigiis iyo fakarkiisa fiican.jasaakumulaaahu khayrran bahdaa HALGAN,NET sidaafican ee aad khayrkaa noolarabtaan acw,

  11. aslamau calaykum waraxmatulaha wabarakaatuhu isma lahayn dagaalku meeshaas ayuu marayaa isman lahayn laba sheekh oo isku manhaj ah ayaa saa isu xalaalaysnaya waysa dhacday maantana waa maalin ka mid ah maal mahayaga madoobaa isoo maray waxaan dhahii lahaa halkaas ha ku ekaato is xalaalysiga wixii khaladana ha lagu saxo sida uu sharciga qabo ayada oon lakala diifaacanaynin rayga kala duwan ee la qaba ogaadan waxaad maant gomisaan ayaan ku gowracanhay ilaahayn ina waydiin masuuliyadiina iyo sada u gudateen

  12. acwrwb

    horta sh Mhamed alle haka abaalmariyo dacwada iyo difaaca diinta islaamka waxaan aad ula yaabanahay sida ay isugu adeen hadalka xasan takar dilka Dr ahmed abdirahmaan alle janadii haka waraabiyee iyo radinta hadalkii maanta aan u malaynayo inuu ka shalayayo alle shabaab umada ha ka qabto,,culumada dhiigooda alle ha xifdiyo

  13. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته’
    اود ان اوضح لكم في حقائق هذا احركة الفاتكه’
    1 حركة شبا ب تكفر المسلمين عموما وخصوصا’ وكما نعرف ان تكفير المسلمين بغير دليل شرعي من مذهب الخوارج’ وقد قال فيهم النبي صلى الله عليه وسلم إنهم: (( يمرقون من الدين كما يمرق السهم من الرمية ))
    2 انهم يستبيحون دماء المسامين ويقتلون كل من خا لف من مذهبهم البا طلة بما فيهم من ا لعلماء و الابرياء نساء وشيو خا’ ناهيك عن الطلا ب’ ومع انهم يفتخرون مثل عمل الا انتحا رية’ وكما نعلم ان هذ ه الحركة نفت عمليا ت انتحا رية عديدة مما ادي الي مقتل اكثر 500 من المسلمين
    قالشعب الصومل لاينسى ابدا ابادة والمجزرة الا خيرة التي استهدفت الطلا ب في ا استعد ادهم لر حيل الي اسطنبول بعدما و جدو منحا ت دراسية’ فحرمة المسلم أعظم عند الله من حرمة الكعبة ، بل من الدنيا أجمع . وفي ذلك يقول الرسول صلى الله عليه وسلم : (( والذي نفسي بيده لقتل مؤمن أعظم عند الله من زوال الدنيا ))(2) وهذا الحديث وحده يكفي لبيان عظيم حرمة دم المسلم ، ثم تبصّر ماذا سيكون موقفك عند الله يوم القيامة إنْ أنت وقعت في دم حرام ، نسأل الله السلامة
    وقد سئل العلا مة شيخ صالح الفو زان حفظه الله’ هل يوجد في هذا الزمان من يحمل فكر الخوارج؟ انظرو ما ذا قا ل الشيخ !

    فقال الشيخ:
    يا سبحان الله، وهذا الموجود أليس هو فعل الخوارج، وهو تكفير المسلمين، وأشد من ذلك قتل المسلمين والاعتداء عليهم، هذا مذهب الخوارج.
    وهو يتكون من ثلاثة أشياء:
    أولاً: تكفير المسلمين.
    ثانياً: الخروج عن طاعة ولي الأمر.
    ثالثاً: استباحة دماء المسلمين.
    هذه من مذهب الخوارج، حتى لو اعتقد بقلبه ولا تكلم ولا عمل شيئاً، صار خارجياً، في عقيدته ورأيه الذي ما أفصح عنه

  14. Salaan iyo Mahad celin kadib Sheekha iyo dhamaan Cullimada kale ee Target ka ah waxaan dhihi laha Kaafi ma ahan kumana filna Fekerkan Mutadharifka ah ee Baneeyay Dhiiga Islaamka Warankooda Muslimiinta bas ah ku jeediyay Muxaadaro iyo Sheekh kaligiis meel ka hadlay waxaase loo baahan yahay in Cullimada Soomaaliyeed intooda badan inta ay isu yimaadaan ay hal cod maalin ku hadlaan kaasoo ayaana dadka wax ku dhalin kara iyagana intooda Macquulka ah wax ka badali doonta laakiin Wadaad kaligii hadlay waxa uu un noqonayaa nin is daafacayo Cida mana daaweynayo boogta iyo Ceebta Islaamka Soomaaliya haysta

  15. Acs shiikh una shiikh umal allaah hakuxuftiyo adiga iyo dhamaa culomad waxgaradka ah

    alaah hanagaqabto dhamaan culimo iskusheeg joogasoomali iyo ku kufirka ah oodhan asc

  16. Asc wrwb sheikh maxamed c umal ilaahay jannada hakuugu bishareey. Jzk kheyr. War ilaahay ka cabsada oo sheikha beenta ka daaya oo yaan la nabsan.

  17. waxaanka codsanaynaa sh.maxamuudmaxed maxamed shible xafidahullaahu inuu noosoo gudbiyo cajalada axaadiithta takariyah.

  18. KKKKK wallaahi mudane,takar kaarkiisaalaa lagubay
    ,abkay doolidilaw dadnool maas u daahaah, nin NABIYULLAAHI MUXAMMAD KABEEN SHEEGAY ma cidkaluu kaxishoonayaa ama gu cawaysanayaa!!!

  19. sheekha kheyr alle hasiiyo waxaa muuqata in uu ka xumaaday aflagaado loogeystay.
    waxaanse oran laha nimankan somliya kadagaalamaya oo u qaba in ay iyaga kaliya muslim yihiin yaan laga aamusin ee si cad oo muuqata ooga hortago

  20. بارك الله فيك ياشيخ الله يحفظك ويرعاك ويطول بعمرك ان شا ءاللهwalalahayn hlgan iyagana waxan leeyahay جزاكم الله خيرا

  21. Salaamuaahi calaykum
    waxaan salaamayaa shiekhanan faadil ilaahay hakugu xifdiyo diintaada adigoo kusugan diintaadana ilaahay haku oofsado,warkaagii waan kulaabqabawsanay,sawirkii baydhabana laga sheegana waxaan kuweynay Marxuum Dr daaci shiekh axmed ilaahay janadii hakawaraabiyo waa soomanaa,salaadna waa kasoo baxay 10 cisho kahorna xaramkuu kayimi,ilaahay ayaa qadaray inuu sidaan ku dhinto,mana kanixin dhimashadiisa laakiin waxaan kanaxayaa umadda muslimiinta ah oo weyday caalim rabaani,ilaahay fasaaxo iyo fiqi isugu daray,sidaa darteed ishu waa ilmaynaysaa qalbiguna waa murugoonayaa mana oranayno waxaan ilaahay raali ka ahayn,waxaan tacsidan gaarsiinayaa qoyskiisii iyo umadda soomaliyeed,inaalilaahi wainaailayhi raajicuun
    darwiish

  22. waa arin mudan inlaga jawaabo natiijadeedana saakaan haynaa oo sh. axmed xaji c/raxman lagu toogtay bosaso masiibo dadka iyo diinta loo soo diray baa ina haysta

  23. Asc Wr Wb
    Allaah Akbar jzk kheyr Shiekuhunal Faagil Shiekh Umal Allaah Haku xafido Halagn.net aad iyo aad ayaa u mahadsan tihiin Allaah Ajar ha idinkasiiyo idinkane Sida wanaagsan oo markasto kheyr usoo bandhigta

    • Asc Wr Wb
      Allaah Akbar jzk kheyr Shiekhunal Faadil Sheekh Umal Allaah Haku xafido ..Halgan.net aad iyo aad ayaa u mahadsan tihiin Allaah Ajar ha idinkasiiyo idinkane Sida wanaagsan oo markasto kheyr usoo bandhigta

  24. waxaan leeyahay ilaahay culimooy haysukiin soo jeediyo hadaad idinkii midba midka kale dulayo way adagtay si aynu u xasilo oo dadkeenu meel uga soo wada jeesto cadawgeenuna waa intuu rabay. idinka culimo aahaan yaa umada hogaankeedii ah waana intay gadawgu idinla doonayeey markaa inaanu idiin ducayno mooyee hadalkale nooma eka anaga ka bulsho ahaan

    • asc wr wb jazaakillaahu kheeyran runtii fikarada fiican baad ka hadashay waxaan kugu boorinayaa intii aad taqaanid in aad fikirkaas u gudbisid waayo duca ayaa nagu waajibtay in aan culimada u duceeyno in allaah quluubtooda is jecleesiiyo isuna soo dumo jazaakillaahu kheeyran katharallaahu amthaalaki

  25. sc ilaahay haku xidiyo shiikh umul maxadaradau waxay ku soo begmatay xili waxa aad dagigayso laga fuliyey manta soomaliya shiikh islilaai ilaahayna talo saaro wsc

  26. Asalamu aleykum waraxmatulahi wabarakat? waxan mahad u celinayaa halgan iyo sheikh Mohamed Abdi Umal, hadii an sharaxad yar an kabixiyo 5 qodob uu kahaley inan kasheego
    1) Iftira waa been abuur.
    2) Culumadha oo xaqdaro lagu laayo.
    3) Nabiga (P.B.U.H) oo lugu been abuurto, xadith been oo la sheegto oo aan kutubna ku qorneyn,
    4) Dhiiga daadta oo la xalaashado.
    5) caruurt yar yar oo cilmi laheen oo la yiraado furihii janadayaan idhin sii neyna, inay is dilana.
    sheikh waxaan u rajeyna cumri deerir, cafimad taam ah, iyo camal salax.
    amiin amiin

  27. Jazzaaka Allaah Yaa shiikh

  28. ASC. Shekh Mohamed. Shekh hawada Waxaan kuu soo marinayaa salaanta islaamka Asalaamu calaykum waraxmatul laahi wabara kaatuhu.waxaana ku Lee yahay ilaahay ha ku xifdiyo. cimrigaaga ilaahay hakuu barakeeeyo. Amiiin. amin.amin.

    • Salaamu Calaykum wr wb.
      Sheekh Maxamed Cabdi Umal, ilaahay ha kuu siyaadiyo Cilmiga , cimrigaagana ilaahay ha kuu barakeeyo,xaasidiinta iyo kuwa adiga iyo inta kula mid ahba daba gurayana, ilaahay ha qabto.

      aamiin

Leave a comment

*