Sh.Yuusuf Aaden Maxamed oo ka hadlay dilkii Shiikh.Dr Ahmed Xaaji habaanayna kuwii dilay(Dhageyso)

December 8, 2011 - Written by

Hargeysa:-Sheekh Yuusuf Aden oo ka mid ah culmada ugu waaweyn Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay dilkii Dr Ahmed Xaji C/raxmaan raximahulaah waxaana uu Sheekh Yuusuf Aden ayaa si kooban uga hadlay wixii uu ku yaqaanay Sheekh Dr Ahmed Xaaji C/raxmaan wuxuuna habaaray kuwii xaqdarada ku dilay Dr Ahmed Xaji C/raxmaan.

Dhamaan Culumada ku nool S/land ayaa meel adag ka istaagay dilka Dr Ahmed waxayna ugu baaqeen dhamaan shacabka Soomaaliyeed in ay meel uga soo wada jeestaan kuwa haatan u soo dhigtay in ay laayaan culumadii Soomaaliya

Halgan.net ayaa waxaa la soo xiriiray ama Emailo ama qoraalo soo gaarsiiyey culumo aad u tiro badan oo runtii aan la soo koobi kari waxaana dhamaan alle uga baryeynaa in culumada uu ka abaal mariyo juhdigooda ay u soo mareen dacwada iyo tawxiidka ay sida wanaagsan u faafiyeen.

Sheekh Yuusuf Aden ayaa ah runtii Sheekh baac dheer ku leh dacwada Soomaaliya in badana loo soo dhibay waxaana si gaar ah ugu xasuustaa dulqaadkiisa iyo xikmadii uu ku soo waday dacwada.

Hoos Ka Dhageyso codka fadiilat Sheekh Yuusuf Aden.

[audio:http://www.masjidshaafici.com/audio/Boosaaso/Shyuusuf.mp3]

6 Comments so far

Leave a comment

  1. Ilaahay gacanta haka gooyo kuwi gacmaha inaga jaray insha allah

  2. Dhaman waxan tacsi tiranyo leh u dirayaa musliminta gaar ahan umada somaliyed gaar ahan ehelkii &qarabadii &dariskii &asxaptii &uu ka geriyoday sh axmed xaji c/raxman illah ha u naxaristo kuwii dilka fosha xun gaystay lacnatullaahi calaykum ayan leyahay insha allah xaqqa aya idinso sari dona idinko dulaysan dulmilayasha dalka waxay u jogay inay xaqa ladiriran intiidnan garafo kale gaysan walaydin qaban insha allah bi’idnillahi kariiim!!!

  3. Niyaw waxaan arkay dad ka meeraysanaya cidii didhay oo ah khawaarijta shabaab ah , waxaan garanwaayay inay baqayaan iyo caqiidada shaab oo kale aaminsanyihiin

  4. Asc. Rabi. Ilaahay haaw naxariisto sh dr. Ahmed Haji Abdirahman
    oo gacan ka xaq darani u dhishey M/Boosaaso dilkaas
    oo eey soo abaabuleen gacan ku dhiiglayaal Masuubo ku
    dhacday.Rabi samir ah ka siiyo Eheladii, Qaraabadii
    iyo Umada Soomaaliyeed oo dhan meel eey joogtoba.
    isagna Rabi ah ka waraabsho Janad Fardoos.
    Rabi Naxariis guud iyo mid gaarah ah u naxariisto.
    AAmiin. Aamiin.

  5. s/c ilaahay haaw naxariisto sheekha la dilay.runtii walaahi hadalka iyo ducada sheekh yuusuf aadan aad iyo aad ayuu qalbigayga u gil gilay.ilaahwo qaadiroow dadkii ninkii islaamka ah dilay ilaahow adaan waxban ka qarsoonayn ilaahoow cibra uga dhig umadaan ku tuugaysa oo wax walba leh, lianahu wax ka sheega culimada ayaa fisqi ah bal kawarn dilkooda.

  6. ilaahey ha u naxriisto sheykha.

Leave a comment

*