Tacsi ay dirayaan Macalimiinta Jaamacadda Taibah iyo Ardada Jaamica Al-Islaamiya ee Al-Madiinah Al-Munawarah

December 6, 2011 - Written by

Waxaan halkan Rabbi u weydiinaynaa in Rabbi uu u naxariisto Shiikh. Dr. Axmed X. C/Raxmaan oo ay dishay gacan ka xaq daran. Wax u tacsiyaynaynaa dhammaan elehadii uu ka tegay iyo shacab weynaha Soomaaliyeed oo dhan. Shiikh. Dr. Axmed X. C/Raxmaan wuxuu ahaa xubin wax ku oo ah oo kama culimada iyo aqoon yahayka Soomaaliyeed Rabbina ku aflixiyey ummad farabadan.

Waxaan sidoo kale ka digaynaa afkaarta xag jirta ee lagu bartilmaamaysanayo Culimada diinta xambaarsan laguna banaysanayo dhiigooda. Waxaan Rabbi ka baryaynaa in uu kashifo xumaan falayaasha argagax geliyey ummadda Soomaaliyeey oo ay ugu horeeyaan Ahlu Cilmiga iyo biri ma geydada.

 Mar labaad Rabbi waxaan u weydiinaynaa walaalkayo Sh. Axmed X. C/Raxmaan naxariis iyo dambi dhaaf.

 Dr. Maxamuud C/Raxmaan

Dr. C/Raxmaan Sh. C/llaahi Umar

Dr. Haaruun Sheekh Xuseen

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online