Waa ayo kooxda Xuutiyiinta ah ee weerarka ku haya Markazka weyn ee Daarul Xadiis ee Damaaj( Video)

December 4, 2011 - Written by

Yemen:-Waxaan caawa idiin soo gudbinaynaa Filim yar oo uu Mowqiciga Islaamiga ah ee la yiraahdo Burhaan uu ka diyaariyey kooxda Shiicada ah ee Xuutiyiinta oo weerarka gardaro ah ku soo qaaday Markizkii weynaa ee Daarul Xadiis ee Damaaj, haddaba waa ayo Kooxdaan Xuutiyiinta ah, waase maxay U jeedadooda guracan , xaggee bay ka hellaan taageerada dhinaca siyaasada iyo tan Mikateriga ??
bal nala daawo Filimkaan ay ka diyaariyeen Mareegta Burhaan.

Hoos ka Daawo Video ka sheekeynaya Kooxdaan Xuutiyiinta ee go,doomiyey Markizkii Daarul Xadiis ee Damaaj.

 

Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

259,214 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>