Xajirnimada Diineed iyo Khatarta ay Ummada u Leedahay – 2aad

December 26, 2011 - Written by

Qeybtii koowaad ee maqaalkan waxaan kaga hadalnay hordhac kooban oo ku saabsan xagjini mada iyo khatarteeda. Waxaan sidoo kale soo qeexnay xagjirnimada iyo noocyadeeda kala duwan. Waxaan si gaar ah u tilmaamnay in xoogga saarayno darafka xadgudubka. Taas macnaheedu ma aha in aan sahlanayno darafka gaboodfalka, laakiin khatarta tooska ah ee uu Ummadda oo dhan ay u leeyahay xagjirnamada nooceeda xadgudubka darteed ayaan xoogga u saaraynaa xilligan. Waa laga yaabaa in aan u soo noqono darafka gaboodfalka mar kale haddii Rabbi idmo si suuradda xagjirnamamdu u dhamaystiranto.

Waxaa xusid muddan in walaalaha qaarkood ka biyo diideen ereyga

xagjirnimo in uu ka haboonaan lahaa erayga xadgudub. Run ahaantii luqo ahaan xagnirjimadu waxay kulminaysaa labada daraf ee gaboodfalka iyo xadgudubka halka xadgudubku uu tilmaamayo darafka tashadudka keliya – ku noqono qeexidii ay qormadii hore kaga hadalnay. Culimo dhowr ah ayaa kutub ka aliftay mowduucaan canaawiinta aysiiyeen kutubtooduna ay wadato ereyga xagjirnimo. Mar haddii aan qeexnay macnaha erayga iyo waxa aan ula jeedo isticmaalkiisu eed ma leh.

Xagjirnimada diineed iyo khatarta ay ummada u Leedahay. qaybta 2aad

Maqaalkii Koowaad Hoos ka akhriso:- Xajirnimada Diineed iyo Khatarta ay Ummada u Leedahay

W/Q  Dr. Maxamuud C/Raxmaan
Al-Madiinah Al-Munawarah
ilaak@hotmail.com

 

Leave a comment

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online