Darsigii Dhawaan ka Baxay Halgan web tv Station Sheekh Dr Cali M.Saalax (Daawo ku Celis)
(May 22, 2012)
Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay Halgan web tv station darsigaas oo uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka ak

(May 22, 2012)
Mecca:- في يوم الأربعاء (25/6/1433هـ)، الموافق (16/5/2012م)، قدّم الأخ الباحث/ عبد الله إبراهيم حسن، أطروحته لنيل الدرجة ال

(May 22, 2012)
Addis Ababa:-Shirkii saxiixayaasha Roadmap-ka ee ka socday magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa dib uga dhacay in caawa la soo afmeero ka dib markii ay Galmudug soo gudbisay cabasho

(May 22, 2012)
Addis Ababa:-RW Cabdiwali M. Cali (Gaas) ayaa sheegay in shirku uu meel wanaagsan marayo, qodobadii badankoodana la isku raacay. Ra'iisal Wasaaraha ayaa intaas ku daray inay waajib tahay in go'aan la

(May 22, 2012)
Muqdisho:-Ka dib dagaal maanta ka dhacay duleedka Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa guul ka sheegtay Ciidanka AMISOM oo taageeraya ciidanka DFKM walow arrinkaas ay beeniyeen ciidanka ururka

(May 22, 2012)
Addis Ababa :-Waxaa maalintii labaad magaalada Addis Ababa ka socda shirkii Madaxda Soomaalida oo looga hadlayey sidii loo dhameystiri lahaa dhamesytirka Xilliga KMG ah oo ay Madaxdu ka wada hadlayeen DFKM oo guulo ka sheegatay dagaalada ka socda duleedka Muqdisho iyo Al-Shabaab oo beeniyey
(May 22, 2012)
Afgooye:-Saraakiisha horkacaya ciidanka DFKM ayaa markii ugu horeysay ka warbixiyey dagaal culus oo ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan qeybo ka mid ah Degmada Dayniile waxayna guulo ka s

(May 22, 2012)
Afgooye:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal culus uu saaka waabarigii uu ka qarxay duleedka magaalada Muqdisho ka dib markii ay ciidamada AMISOM iyo kuwa DFKM ay duula
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|