
(May 27, 2012)
Afgooye:-Wararka caawa naga soo gaaraya Degmada Afgooye ayaa sheegaya in caawa Dhaqdhaqaaq ciidan uu ka jiro wadad isku xirta Afgooye iyo Balcad waxaana laga cabsi qabaa in dagaal culus uu ka dhaco

(May 27, 2012)
Dowllada Sacuudiga ayaa maanta waxaa ay ku wareejisay DFKM deeq iskugu jirta gaadiid iyo shixnado daawooyin ah oo ay ugu talo gashay dadka shacabka ah ee ku dhaqan magaalada Muqdisho iyo deegaan

(May 27, 2012)
Boosaaso:-Waxaa maanta taliska ciidanka Booliska ee magaalada Boosaaso ay soo bandhigeen ilaa 4 dhalinyaro ah oo ay sheegeen in ay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab kuwaas oo lagu soo bandhigay degaa

(May 27, 2012)
Xaafuun:-Wararka saaka naga soo gaaraya Degmada xaafuun ee gobalka Karkaar ayaa soo sheegay in iska horimaad uu dhexmaray dhalinayo hubeysan iyo ciidamo ka tirsan Puntland waxaana iska horimaadka uu s

(May 27, 2012)
Puntland State of Somalia Galmudug State of Somalia Press Release Sunday, May 27, 2012 The governments of Puntland and Galmudug ha

(May 27, 2012)
Adis Ababa:-Puntland iyo Galmudug ayaa waxay soo saareen warsaxaafadeed ay ku cadeynayaan mowqifka ay ka taagan yihiin shirka Istanbul 2 kaas oo ka dhici doona dalka Turkiga ,warsaxaafdeedka ayaa waxa Qisadii Saxaabigii Salmaan Faarisi oo dhameystiran Sheekh Maxamed Cabdi Umal(Dhageyso)
(May 27, 2012)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah ayaa muxaadaro qiimo leh ka jeediyey Masaajid Abubakar ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa muxaadaradiisa wuxuu u

(May 27, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed iyo wafti uu horkacyo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu socdaal shaqo ku soo maray wadadmada Itoobiya ,Kenya Ugandh Dagaal culus oo ka socda duleedka Degmada Afmadow
(May 27, 2012)
Afmadow:-War uu goordhow na soo gaarsiiyey wariyaha Halgan.net ee gobalka J/hoose ayaa sheegaya in dagaal culus oo faraha looga gubtay uu ka socdo duleedka degmada Afgooye dagaalkaas oo u dhexeeya cii
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|