Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka oo si toos uga socda Akadeemiyada General Kaahiye
(August 28, 2012)
Muqdisho:-Waxaa si toos ah u socota wareega koowaad ee codaynta doorashada Guddomiyaha Baarlamaanka, codaynta ayaa waxaa saaka ka qayb qaadanaya ilaa 228-ka mid ah oo iyagu loo dhaariyey ka mid noqo Guddiga farsamada oo shaaciyey liiskii ugu danbeeyey ee xubnaha Baarlamaanka DFS
(August 28, 2012)
Guddiga farsamada ee loo xil saaray in ay soo xulaan xubnaha ee ka mid noqon doona Golaha Baarlamaanka ayaa waxaa ay shaaciyeen xilibaano tiradoodu gaarayso ilaa 255 waxaan ilaa hadda la soo gudbin 20 Rabshado iyo Banaanbax ka socda caawa Mombaza ka dib dilkii Sheekh Cabuud Rogo(Daawo)
(August 27, 2012)
Mombaza:-Magaalada Mombaza ee dalka Kenya ayaa caawa waxaa ka socda Banaanbax rabshado wata ka dib dilkii Sheekh Cabuud Rogo oo maanta lagu dilay magaalada Mombaza Sheekha ayaa waxaa lala dhacay Rasaa Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay magaalada Marka
(August 27, 2012)
Marka:Wararka naga soo gaaraya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ay goordhaw la wareegeen magaalada Marka ee xarun ta gobalka Shabeel Sheekh Cabuud oo koox hubeysan ee ku dileen magaalada Mombaza
(August 27, 2012)
Mombaza:-War haatan naga soo gaaray magaalada Mombaza ayaa sheegaya in koox hubeysan ay ku dileen magaalada Mombaza Sheekh Aboud Rogo oo ay dowlada Mareykanka ku eedeysay in uu xiriir dhow la lahaa Ur Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Faroole oo u dhoofay dalka Itoobiya
(August 27, 2012)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Faroole iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ka dhoofay magaalada Garoowe iyagoo ku sii jeeda magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya. Madaxweyne Shariif oo la kulmay Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha dibadda
(August 27, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa la kulmay wakiilka midowga Yurub u qaabilsan arrimaha dibadda iyo siyaasadda ammaanka Catherine Ashton iyo wafdi ay hoggaami Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo weeraray deegaano ka tirsan gobalka Sh/Hoose
(August 27, 2012)
Afgooye:-Wararka saaka naga soo gaaraya gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo is garabsanaya ay duulaan ku qaadeen deegaano ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose wa Puntland oo eedeyn u jeedisay Madaxweynaha DFS Shariif Sheekh Ahmed
(August 26, 2012)
Garowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay maanta dowladda Puntland ayaa waxaa ay ku cambaareysay madaxweynaha xilkiisii dhammaaday ee Sh. Shariif Sh. Axmed in uu ku wado faragalin, ku takrifal awoodeed, iy Shareecada iyo Al-shabaab (Qeybtii 1aad) W/Q: Burhan Axmed Maxamed
(August 26, 2012)
AL-shabaab waa urur hubaysan oo kahanaqaaday Soomaaliya hasa ahaatee waxa uu uga duwanyahay jabhadihii hubaysnaa ee Soomaaliya kajiray waxyaabo aad ufarabadan waxaase ugu muhiimsan in ay had iyo jeer
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|