
(June 20, 2013)
Qardho:-Waxaa magaalada Qardho lagu soo gabagabeeyey Nadwadii 10-aad ee ka dhacday Masjidka Jaamaca Cumar Binkhadaad ee magaalada Qardho,waxaana sanadkaan Nadwada halku dhig looga dhigay:(HAGAAJINTA Ciidamo daacad u ah Axmed Cabdi Godane oo howl galo ka fuliyey degmada Baraawe
(June 20, 2013)
Baraawe:Wararka naga soo gaaraya magaalada Baraawe ayaa sheegay in howl galo ay sameeyeen ciidanka amniyaadka ee ka amarqaata Amiirka ururka Al-shabaab Axmed Cabdi Godane lagu dilay wadaad Muhaajir ah

(June 20, 2013)
Guddoomiyaha Jaamacadda Bariga Africa Prof, C/risaaq Hiirad Maxamed iyo ku xigeenkiisa Sh.Maxamed Macalin Axmed ayaa waxay booqdeen Mac-hadka Ibnu Teymiya oo dhowaan laga furay Degmada Carmo ee Gobolk

(June 19, 2013)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Maxamed Xaliike oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa socdaal ku yimid magaalada Nairobi waxaana uu muxaadaro ka j

(June 19, 2013)
Waxaa caawa oo ay taariikhu tahay 19/ 06/13 lagu soo gabagabeeyay Masjidka Imaamu Shaafici ee ku yaalay Johannesburg, dowradaan ayaa socotay mudo 3 habeen ah. Dowrada ayaa waxaa aqrinayey Sh. Maxamuud

(June 19, 2013)
Garoowe:-Dowladda Puntland ayaa waxaa ay cambaareysay weerarkii lagu qaaday maanta xarunta UNDP waxaana ay tacsi u dirtay dhamaan dadkii ku dhintay oo isigu jiray shaqaalo ka tirsan UNDP-da iyo dad r Madaxweynaha DFS oo Cambaareeyey weerarkii lagu qaaday xarunta UN-ta
(June 19, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo ka hadlayey qaraxii iyo weerarkii kooxaha argagaxisada ku sameeyeen xarunta Qaramada Midoobey ee Muqdisho aya

(June 19, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa si kulul u cambaareyey qaraxii ka dhacay maanta xarunta QM ay ku leedahay Muqdisho. Ra’i Wasiirka Arimaha Gudaha ee DFS oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday xarunta UNDP
(June 19, 2013)
Muqdisho:-Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee DFS Cabdi Kariin Xuseen Guuleed ayaa faafaahin ka bixiyay weerarkii lagu qaaday xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho waxaana uu ka waramay khasaa Al-shabaab oo sheegtay weerarka ka dhacay Xarunta UNDP-da ee Muqdisho
(June 19, 2013)
Muqdisho:-Ururka Al-shabaab ayaa dhawaan waxaa ay sheegteen weerarkii lagu qaaday Xarunta UNDP-da ee magaalada Muqdisho weerarkaas oo la sheegayo in ay fuliyeen ilaa 5 xubnood oo ka tirsan ururka Al
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|