Koox hubeysan oo weerar ku qaaday xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho
(June 19, 2013)
Muqdisho:Kooxo hubeysan ayaa dhawaan waxaa ay weerar ku qaadeen Xarunta UNDP ee Qaramada Midoobe ee Magaalada Muqdisho. Kooxdaan ayaa markii hore qarax la beegsaday afaafka hore ee Xarunta UNDP waxa

(June 19, 2013)
Garoowe:-Waxaa shalay si tijaabo ah hawada u soo galay Teleefishin ku hadli doona afka Dowllada Puntlland iyadoo xalay laga daawaday dunida daafaheeda kale duwan waxaan uu noqonayaa markii ugu horey

(June 18, 2013)
Brussels:-Wafdiga ka socda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa hogaaminaya Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar waxaana wafdigan ay shirka

(June 18, 2013)
Mombasa:-Wararka ka imaanaya magaalada Mombasa ayaa sheegaya in ciidanka Booliska ee magaalada Mombasa ay shaly ku dileen gudaha magaalada laba dhalinyaro oo Muslin ah kuwaas oo ay ku eedeeyeen in ay

(June 18, 2013)
Muqdisho:-Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir heer qaran ah oo looga arrinsanayo dib-u-habaynta Sarkaal maanta lagu dhaawacay magaalada Kismaayo
(June 18, 2013)
Wararka naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegay in gudoomiye ku xigeenkii hore ee maamulkii ku meel gaarka Kismaayo Yaasiin Nuur Gaas (Yaasiin Raadeer) ay dhaawaceen maleeshiyaad ka soo jeed Al-Shabaab oo bayaan ka soo saaray garabka Sh Xassan Daahir iyo Ibraahim Miicaad
(June 17, 2013)
Qoraal lagu daabacay barta Internetka ee lagu magacaabay Aljahad oo inta badan lagu faafiyo qoraalada ururka Al-qaacid ayaa waxaa lagu faafiyey maanta bayaan loo tiiriyey ururka Al-shabaab gaar ahaan

(June 17, 2013)
Muqdisho:-Machadka Barashada Diinta & Dhaqanka Islaamka ee Al-SUNNA ayaa Xaflad Qalin jabin ah oo si heer sare ah loo soo Agaasimay u qabtay 93 Ardey oo qalin jabisay Sanad Dugsiyeedka 1433 - 1434

(June 17, 2013)
Boosaaso:-Dr. Yuusuf Xaaji Siciid, ayaa maanta shaaca ka qaaday inuu iska casilay xubintii uu ka ahaa guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland, isagoona ku nuuxnuuxsaday inuu ka biyo diidaay qaabka w

(June 17, 2013)
Kenya:-Ururka Al-Shabaab ayaa maanta ku soo bandhigay barta ay ku leeyihiin Twitter-ka 2 askari oo Kenyaan ah oo ay sheegeen in ay ku soo qabteen dagaalo ka dhacay gobolka Waqooyi-bari ee dalka Keny
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|