Nadwadii ka socotay Ceerigaabo oo la soo gabagabeeyey (Masawiro)
(February 5, 2014)
Ceerigaabo:-Nadwadii magaalada ceerigaabo oo soo gabagabootay Waxaa habeenkii xalay ee bishu ahayd 3/02/2014 lagu soo gaba gabeeyey masaajidka wayn ee masjid jaamica magaalada ceerigaabo ee g/sanaag n
Shirkii Nabadaynta oo maalintii 4aad ka soconaya degmada Caabudwaaq.[Masawirro]
(February 5, 2014)
Cabudwaaq:-Waxaa maalintii afaraad ka soconaya degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga gobolka Galgaduud shirka nabadaynta beelo walaala ah oo dhawaan wax ku kala gaareen deegaano ku yaala gobolka Galgaduud.
Wasiiradda cusub ee dowladda Puntland oo xilalka la wareegay.[Masawiro]
(February 5, 2014)
Garoowe:-Waxaa maanta ka dhacday magaalada Garoowe ee xaruta Puntland xaflad ay xil wareejin ku sameeyeen ilaa 12 wasiir oo ka tirsanaa dowladdii hore ee Puntland ee Madaxweynaha uu ka ahaa Dr.Cabdira
DFS oo sheegtay in la wareegtay deegaanka Gendershe ee Gobalka Shabeelaha Hoose
(February 5, 2014)
Muqdisho:-Saraakiil u hadlay DFS ayaa waxaa ay sheegeen in ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ay saaka la wareegeen deegaanka Gendershe oo ka tirsan Gobalka Shabeelaha hoose halkaas oo ay horey ugu  sugna
Nadwadii ka socotay magaalada Ceerigaabo oo la soo Afmeeray .[Masawiro]
(February 5, 2014)
Ceerigaabo:-Nadwo cilmiyeed diini ah oo ka socotay magaalada ceerigabo gobolka Sanaag ayaa gashay habeenkii 4 aad. Nadwadan oo ciwaankeesu yahay :منهج أهل السنة في الدعوة الى ا