Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Gaas oo xarumo ka mid ah Jigjiga booqday[Masawiro]
(February 26, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xarumo booqday magaalada Jigjiga oo uu ku joogay booqasho rasmi ah , waxana wehelinayay dhigiisa Dowladd Deegaanka S
Maxamed Faarax Dheere oo ka badbaaday isku dil ay la damacsanaayeen Al-shabaab
(February 26, 2014)
Boosaaso:-Waxaa maalintii shalay oo taariikhdu ay ahayd 25.02.12  ay labo dhalinyaro ah oo ka tirsan amniyaadka Al-shabaab ay weerar toogasho ku qaadeen Maxamed Faarax Dheere xili uu ka shaahaynayay
Puntland oo lagu wareejiyey nin ka tirsanaa Al-shabaab oo xalay dad ku dhaawacay Gaalkacyo.[Cod/Masawiro]
(February 26, 2014)
Gaalkacyo:-Waxaa dhawaan si rasmi ah loogu wareejiyey Taliska ciidanka Puntland nin dhalinyaro ah oo ka tirsan Al-shabaab oo xalay weerar ka fuliyey Makhaayada ku taal Xaafadda Garsoor isagoo dhaawac
Shir looga hadlayo tayenta iyo horumarinta waxbarashada Puntland oo ka furmay Garoowe
(February 26, 2014)
Garoowe:-Shir dib loogu eegayo horumarinta waxbarashada Puntland ayaa maanta waxaa uu ka furmay magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland .Shirka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka waxbarashada
Maamulka Gal-Mudug oo soo bandhigtay nin xalay weeraray Makhaayad ku taal Waqooyiga Gaalkacyo.[Dhagayso]
(February 26, 2014)
Gaalkacyo:-Taliska Qaybta Booliska Gal-Mudug Maxamed Nuur Cali oo saaka la hadlay saxaafadada ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyey labo nin oo dhalinyaro ah oo xalay weerar hubaysan ku qaaday Makhaayar
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo beeniyay inuu leeyahay Account Facebook ah
(February 26, 2014)
Muqdisho:-Ra'iisul wasaarihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa markii ugu horeysay waxaa uu iska fogeeyey lahaanshaha barta Facebook ee ku furan magaciisa " A
Al-Shabaab,Towxiidka, Shareecada iyo Muslimiinta. W/Q: Maxamed Nuur Shire
(February 26, 2014)
Horudhac:-Towxiidka waa kalmadda furaha u ah Islaamnimada, macnaheeduna waa, in cid xaq lagu caabudo ayan jirin Illaaha weyn maahee, qeybta kalena waa, in Nabi Muxamad loo qiro inuu yahay rasuulkiisa.