Barnaamij la yiraahdo [[ Fataawaa ]] oo ka bixi doona Somsat Tv (Daawo)
(February 12, 2014)
London:-Allaah SWT baa ay kaligii u sugnaatay mahadnaq iyo abaal loo celiyo, naxariis iyo Nabadgalyo ha gaadho Abal Qaasim, Maxammed Ibnu Cabdillaah CSW isaga iyo intii ku raacday wanaaga iyo dariiqa
Madaxwenaha DFS oo beeniyey in uu xanuunsan yahay wareysina siiyey Radio Muqdisho (Dhageyso)
(February 12, 2014)
Turkiya:-Madaxeynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyey warar ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta Soomaaliya iyaga oo sheegay in Madaxweynaha DFS uu xanuunsan yahay oo uu aad u liito Madax
ONLF oo sheegtay in xubno ka tirsan ururkooda laga dhiibay gobolka Gal-gaduud.[Dhagayso]
(February 12, 2014)
Guriceel:-Afhayeenka Jabhadda ONLF, C/qaadir Xasan Hir-mooge ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay in ciidamo ka tirsan ONLF ay isku dhiibeen ciidanka Itoobiya, Afhayeenka ayaa sheegay in ay ka war heleen
Culimada Muassasada Tawxiid ee magaalada Kampala oo socdaal ku tagay xerada qoxootiga ee Nakafaali (Masawiro)
(February 12, 2014)
Kampala:-Culimada Muassasada Tawxiid ee magaalada Kampala ee xarunta dalka Ugandha kampala ayaa socdaal dacwadeed ku gaadhay xerada qoxootiga Nakafaali iyadoo ay culimadu ay lixdii biloodba ay ku gaad
Ciidamo ka tirsan dalka Itoobiya oo soo gaaray Degmada Guriceel.
(February 12, 2014)
Guriceel:-Wararka aan saaka ka helayno Degmada Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dalka Itoobiya oo ay dhawaan ciidamadoodu ay ku biireen ciidamada Midowga Afrika ee AMIS