
(February 6, 2014)
Muqdisho:-Waxaa maanta si rasmi ah Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ay u joojisay adeegii Internet-ka ee Telefanada gacanta ee 3G ka dib markii Al-shabaab uu amaro dul dhigay shirkaddaha Is- gaarsiinta

(February 6, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa markii ugu horeysay ka hadlay socdaalka uu ku tagay magaalada Muqdisho waxaana socdaalkiisa ku weheliyey Isimo, xildhibaano, iyo

(February 6, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa saaka markii uu ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde si uu uga qayb galo Aaska Allaha u

(February 6, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdi wali Sh.Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho waxaa uu ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Dawladda Puntland mudane Dr.

(February 6, 2014)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa manta xafiiska ku qaabilay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland ee Soomaaliya Mu

(February 6, 2014)
Cabudwaaq:-Mac-hadka Imaamu Nawaawi, wuxuu ku yaallaa degmada Cabudwaaq, ee gobolka Galgaduud, waxaana weli ku socda dhisme u baahan in laga wada qeyb qaato, maadaama lagu baranayo diinta Islaamka. Madaxwaynaha dowladda Puntland oo gaaray Muqdisho
(February 6, 2014)
Garoowe:-Wafdi uu hogaaminayo madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka waxaa u dhoofay magaalada Muqdisho si uu ugu qayb galo Aas qaran oo loo samaynayo Allaha u naxariist Madaxweynaha Dowladda Puntland oo safar ku tegi doona Muqdisho
(February 6, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaamninayo oo iskugu jira Issimo,xubno ka kooban labada gole ee dowladda Puntland , Saraakiil ciidan ayaa saaka l
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|