Madaxweynaha Puntland Dr.Gaas oo tegay Jigjiga Waraysi gaar ahna siiyey VOA.[Dhagayso]
(February 25, 2014)
Addis:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas oo maalmahan booqasho ku joogay dalka Ethiopia ayaa gaaray magaalada Jigjiga ee Ismaamulka soomalida ee Ethiopia. Madaxweynaha Puntlan

(February 25, 2014)
Gaalkacyo:-Koox hubeysan oo wajiga soo duubtay ayaa waxaa ay rasaas huwiyeen caawa dad rayid ah oo ku sugnaa Makhaayada ku taal xaafadda Garsoor ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Weerar

(February 25, 2014)
Bismilaahi Raxmaani Raxiim,Waxaan shacabka Soomaaliyeed ku salaamayaa salaanta Islaamka, Assalaamu calaykum wa raxmatu laahi wabarakaatuhu. Mar kale, waxaan tacsi u dirayaa ummadda Soomaaliyeed iyo eh

(February 25, 2014)
Garoowe:-Muuqaal taariikheed (Documentary) kan wuxuu ka hadlayaa dowrkii dacwada Soomaaliya uu ku lahaa Allaha u naxariistee Sheekh Cabdul qaadir Nuur Faarax oo ahaa caalim si wayn looga yaqaanay gees

(February 25, 2014)
Suuriya:-Hogaamiyaha Jabhadda Nusra ee Suuriya Maxamed Jowlaani ayaa waxaa uu markii ugu horaysay uu ka hadlay dilkii loo geystay Allaha u naxariistee Sheekh. Abu Khaled Al-Suuri isagoo ka sheekeeyey

(February 25, 2014)
Talaado 25 February, Addis Ababa:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Addis Ababa Dibulimaasiyiin ka socday safaarada Maraykanka ee dal

(February 25, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Switzerland Mr Domanic islamar-kaana Madaxweynah

(February 25, 2014)
Sheekh Maxamed Idirs oo ka md ah culimada Soomaaliya ee sidda weyn looga yaqaan gudaha dalka Soomaaliya iyo dibadiisa ayaa khudbadii Jimcaha ee la soo dhaafay waxaa uu Sheekhu uga hadlay mowduuc aad u Ahmiyadda Xalaqaadka Cilmiga Sh Axmed Cabdi Samad [Daawo Video-ga]
(February 25, 2014)
Garoowe:-Waa warbixin qiimo badan waxaana soo jeedinaya Sheekh Axmed Cabdi samad waxaana sheekhu hadalkaan ka jeediyey kulan ka dhacay Masjidka Al huda ee magaalada Garoowe , Sheekh Axmed Cabdisamad a
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|