Daawo Muxaadaradii Sh Umal ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Qeybtii 2aad

February 18, 2014 - Written by Editor

Sh UmalNairobi:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu Sh.Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abubakar ee xaafada Isliii waxaana uu Sheekhu muxaaadaradiisa uga hadlay axaadiis ku soo aroortay Injirta kuwaas oo ay inkireen ama ay ka been sheegeen Ahlu bidaca.

Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa wuxuu muxaadaradiisa kaga jawaabayey qolyo ahlu bidac ah oo intay soo jarjareen muxaadaro uu jeediyey Sh.Umal si xun u badalay waana dhaqanka lagu yaqaan Ahlu bidaca .Qolyahaya Suufiyada ah ayaa waxay ku been abuurteen Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyaga oo sheegay in Sh.Umal uu u gafay nabigeena maxamed csw taas oo ah been iyo buhtaan .

Sheekh Umal ayaa muxaadaradiisa waxaa uu wanaagsan ugu qaadaa dhigay been abuurka ay caadeysteen Ahlu bidaca.muxaadarada Sheekh ayaa cinwaankeeda ahaa ( Ismoodsiiska iyo lexinta Macnaha laga leexiyo axaadiista Nabiga CSW.

Hoos ka Daawo muxaadarada Sheekh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaaha Qeybtii Labaad

Qaybtii 1aad ee Muxaadarada  Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah uu ka jeediyey Masjidka Abu bakar ee Nairobi


C/rashiid Ahmed
Salaf Media
Nairobi, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online