Jen. Maxammad Abshir Muusse oo ka tacsiyeeyey geeridii C/rizaaq Xaaji Xuseen.

February 1, 2014 - Written by Editor

photo-3Annagoo ah Jen.Maxammad Abshir Muussa iyo ilmahayguba, annagoo ka xun geeridii naxdinta lahayd ee walaalkay Marxuum Cabdulrazak Xaaji Xuseen. Waxaan ugu ducaynayaa in Eebbe geeyo Jannatula Fardowsa, Afadii, ilmihii uu ka tegey, guud ahaan qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeedna uu ka siiyo samir iyo iimaan.

Allah ha naxariiste Marxuumka walaalkay Cabdulrazaaq Xaaji Xuseen waxaan isla soo kifaaxnay mudo dheer. Halgan dheerna waa soo wada galnay, laga bilaabo kifaaxii Gobbannimo Doonka Soomaaliya — SYL, Aassaaskii iyo dhismihii Dawladii ugu horaysay ee ee maxaliga ahayd, tii Qaranka Soomaaliya ee Kawdii Luulyo, 1960 iyo shirarkii dib u heshiisiinta guud ee Qaran Soomaaliya burburkii ka dib.

Aammiin

1. Jen. Maxammad Abshir Muussa

2. Cabdulraxiim Maxammad Abshir Muussa

3. Cabdullahi Maxammad Abshir Muussa

4. Axmed Maxammad Abshir Muussa

5. Cabdulmalik Maxammad Cali Dacar

6. Madina Maxammad Abshir Muussa

7. Deeqa Maxammad Abshir Muussa

8. Faaduma Maxammad Abshir Muussa

9. Khadija Maxammad Abshir Muussa

10. Ayaan Axmed Ibrahim Gambol

Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Jen. Maxammad Abshir Muuss
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online